wafti ka socota hay,adda MSF oo soo gaartey buuhoodle(sawiro)
waxaa maanta abaaro duhurkii soo gaarey wafti ka socota hay.adda msf oo ka soo
ka citimay dhinaca gobolka sool waxaana ay waftidani socdaal ku soo martay
magaaloyinka ay ka mid ka yihiin widhwidh,
waxaana lagaga hortagey meel gaareysa 10km waxaana dhamaan soo dhaweeyay
bulshada qaybeheeda kala gadisan oo ka mid tahay waxgaradka cuqaasha dhakhaatiirta
macalimiinta ardayda ururada bulshada,
waxaana goobtaasi ka hadlay madaxa hay.adda msf oo sheegey in uu ku farax sanyahay
soo dhaweynta reer buuhoodle ayna u kuur gali doonaan dhamaan xaalada magaalada buuhoodle,





