Kooxda is dooratay ee G6 oo oo hadda ku sii dhiiratay awood maroorsiga ayaa waxay magacaabatay G15ka cusub, iyada oo aan cidna kala tashan beelaha ay ka socdaana waxba waydiina . Ku soo dhowaada Gurmadka cusub ee ay dalbadeen oo laga helay ilo xogogaal u ah G6 ( The Michavilians): Yasin Ahmed Sulub –Reer Hagar [...]
What about the other dictators who are allies of the United States? Are they immune to any internal revolutions and democratic reforms?
Article by Abd-al-Bari Atwan: “Who will be Next on the List of Dragging with Ropes?” The UN Security Council voted unanimously the day before yesterday to terminate the military operations of the NATO Alliance inLibya. It rejected a request made by the Libyan National Transitional Council to extend the operations for some more months–a [...]
Afhayeenka Beelaha Hawiye oo arrin laga xumaado ku tilmaamay Duulaanka Ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya.
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin soo gelitaanka Ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Dowladda Kenya in ay gudaha Soomaaliya kala baxdo ciidankeeda. Nabadoon Axmed Diiriye Cali waxa uu sheegay in aysan haboonayn soo gelitaanka Kenya ee gudaha Soomaaliya, isagoo [...]
Kenyan military action slows famine
NAIROBI, Kenya (AP) — The United Nations says the number of famine refugees flowing into Kenya slowed to a trickle after Kenyan troopsmoved into Somalia. The U.N. said Wednesday that only 100 Somali refugees entered Kenya last week, down from 3,400 the week before. The U.N. Refugee Agency said military operations and heavy rains at theborder have [...]
C/wali Gaas oo laga yaabo in la bedelo
Ciidamada Kenya ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku soo sibqayey xuduuda Soomaaliya,madaxweyne Shiriif ayaa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dawlada iyo Soomaaliyeed uusan ogalaanayn in ciidamo Kenyan ahi iska soo galaan ciida Jamhuuriyada Soomaaliya,Raiisalwaaraha Soomaliya C/wali Gaaz oo dhowr jeer warbaahinta la hadlay ayaa ku tilmaamay arinta xadgudubka Kenya mid ay ku taageerayso dawlada [...]
The Other Horn of Africa: A Response By Dr, Abdullahi Hassan Mohamud ( Spanish)
dr.Abdullahi Hassan Mohamud (Abdullahi Spanish) is one of the intelectuals in Northern Unionist region of Somalia, starting point of article,As an introduction to his article posted in Wardheernews.com, Mr. Silanyo tried unashamedly to exploit the misfortune of other Somali clans by referring to the “drought, famine, refugees, piracy, violence and terrorism” that he sees are [...]
shirka Khaatumo waa shirkii 11 aad,Khaatumo Taleex Shareecada Ha lagu dayo (Faallo kooban)
Waxaa dhawaan la filayaa inuu bilowdo shirkii Khaatumo II ee Beelaha SSC, shirkan ayaa u jeedadiisu tahay in Beesha dhulbahante laysugu keeno wadatashi oo ka dhacaDegmada Taleex ee Soomaaliya ka shirkii hore ee Magaalada London ee wadanka England,shirkaa hore wuxuu ahaa shir hordhac ah oo qaybo ka mid ah qurbajoogta iyo aqoonyahanada SSC kaga wada [...]
Khaatumo II (Taleex) waa madal mudan in xal loogu helo masiirka Reer SSC (By M.H.Buraale)
Yaa ii sheegi kara Dhibta ku jirta iyo khilaafka ka dhalan kara, kaalaya aan is turxaan bixinno,tashanno,sidan isu dhaano,soo ceshanno wixii dal iyo nolol ina ka dawrey,. Waa hubaal inay talo iyo tusmo rabto ummadda Sool,Sanaag iyo Cayn (SSC). Shirka Khaatumo II (Taleex) waa madal mudan in xal loogu helo masiirka Reer SSC. Waxaan rajaynayaa in madashaas dabadeed [...]
Two Minnesota women convicted of aiding terrorists by ‘funnelling money to Somali terror group al-Shabab”
By Associated Press Last updated at 11:00 AM on 21st October 2011 Two Minnesota women who claimed they were helping the poor in Somalia were convicted Thursday of conspiring to funnel money to a terrorist group as part of what prosecutors called a ‘deadly pipeline’ sending funds and fighters to al-Shabab. After the verdicts, one [...]
Qadaafi oo lagu dilay meel u dhow magaalada Sirta
”http://www.youtube.com/v/KJQUShElCzE” ” AlJazeera has acquired exclusive footage of the body of Muammar Gaddafi after he was killed in his hometown, Sirte. Abdul Hafiz Ghoga, vice chairman of Libya’s National Transitional Council, confirmed that the ousted leader had been killed on October 20, 2011 near Sirte. “We announce to the world that Muammar Gaddafi has been [...]
Jurors resume deliberating terrorism funding case
MINNEAPOLIS (AP) — A jury has resumed deliberations in the case of two Minnesota women accused of conspiring to funnel money to a terrorist group in Somalia. Jurors completed their first full day of deliberations Tuesday with no verdict in the trial of 35-year-old Amina Farah Ali (ah-MEE’-nuh FEHR’-uh ah-LEE’) and 64-year-old Hawo Mohamed Hassan [...]
Nooca Waxbarasho ee Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Cumar Binu Khadaab
Dugsiga Cumar Binu Khadaab wuxuu ku yaalaa magaalada Borama. sida uu iisheegay Maamulaha guud ee dugsigu A/wahaab A/llaahi Aadan waxaa la asaasay 1996 xiligaas oo ay asaaseen dhalin la dagaalamaysay jahliga, mudadaas uu jiray dugsigan iyo waxqabadkiisa ma aha kuwo isleh. Maamulaha oo aan mar xafiiskiisa kula kulmay ayaa ii xaqiijiyey inay ka qalin jabiyeen [...]
Italian Paper Interviews Somali President
Rome: LA REPUBBLICA in Italian 19 April/88 p 10 [Interview with Somali President Mohamed Siyaad Barre by Stefano Malatesta in Mogadishu] [Excerpts] Mogadishu – Entering Villa Somalia, Somali President Mohamed Siyaad Barre’s residence, even when you are expected, is always somewhat unpredictable. You therefore have to be very cautious. The handpicked members of the presidential [...]
Ka dhiibo Aragtidaada Maqaalkan:- Garaadka Miyaa loo Gefay MIse Galaydh baa Muuqda?
Sanadkii 2009 ayaa maqaalkan hoos ku qoran lagu soo daabacay shabakada dunida online,maqaalkaas oo ku wajahnaa aragtida Siyaasadeed ee Baaqii Garaadka Guud ee Beesha dhulbahante kalsoonida kagala noqday Maamul Goballeedka Puntland,wax yar ka dib doorashii madaxweynaha iyo Ku xigeenka Puntland. Maqaalkan waxaa qoray shakhsi ka mid ah taageerayaasha xukumada C/raxmaan Faroole oo markaa la [...]
Axmed Madoobe: “Waan ka ciribtireynaa Khawaarijta Al-shabaab dalka
Axmed Madoobe: “Waan ka ciribtireynaa Khawaarijta Al-shabaab dalka, dagaaladana waxay istaagi doonaan marka aan xaqiijino inay gacanteena soo gashay Koonfurta sidaad la socotiin waa uu bilwday jabkii Al-shabaab” Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Raaskambiino Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka hadlay dagaalada ka soconaya deegaano ka tirsan gbolada Jubbooyinka,wuxuuna sheegay in ay sii soconayaan dagaalada inta ay kooxda Al-shabaab [...]
Obama, Lee see Iran’s danger in suspected assassination plot
In his first public comments on a suspected plot to kill the Saudi ambassador to the U.S., President Obama said Thursday that the scheme was “part of a pattern of dangerous and reckless behavior” by Iran. “This is not just a dangerous escalation,” Mr. Obama said at a joint White House news conference with South [...]
Recep Tayib Erdogan “theTears of Somalia
Ankara (Sunatimes) Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan tells the ongoing tragedy in Somalia in an article he wrote for Foreign Policy, one of the leading magazines of the U.S. “Somalia is suffering from the most severe drought and famine in the last 60 years, which has already resulted in the deaths of tens of [...]

