Ruushka yaa Madaxweyne ka ah?G6 Yaa Hormuud u ah?
Bishii ina dhaaftay 24keedii ayuu madaxweynihii hore ee Ruushku Mr. Vladamir Putin yaa ku dhawaaqay in uu ka qayb qaadan doono tartarnka madaxweynenimadda ee Ruushka oo dhici doona3da bisha Maarso, 2012. Inkastoo aad iyo aad uu taaageero badan u haystay markii uu madaxweynaha ka ahaa dalka hadana Mr. Putin, waxaa u suuro geli weyday in uu isu sharaxo Jagadda madaxweynonimadda, maadaama uu dastuurka Ruushku qorayo in aan qofna labo jeer oo isku xiga ka badan qaban Karin jagadda madaxweyne nimo ee wadanka Ruushka( Constitution sets a limit of two consecutive terms).
Hadaba ku dhawaaqista Mr. Putin in uu tartanka soo socda musharax u yahay xusbigiisa dadka siyaasada odorasa kuma aysan noqon arin qariib ah, waxaana rumoobay tuhunkii ahaa in madaxweynaha dhabtaha ah ee Ruushku ahaa Vladamir Putin afartii sano ee la soo dhaafay, inkastoo jagadaa uu ku magacawnaa Mr. Dmitry Medvedev. Arinkani uu Putin ku dhawaaqay waxay rumaysay in Mr. Medvedev uu ahaa nin qiil loogu bixinayey sidii Putin dib ugu soo noqon lahaa, waxayna dadka siyaasada odoraasaa ku mateleen, ficilka ay soomaalidu u taqaan “maxlalka” oo ah arin Taboo ah oo dhigaya marka goyska is qaba ay sadex jeer ka badan is furan, sida kaliya ee xal loogu heli karaa waa in qofta dumar ahi guur kale soo martaa inta aysan isku soo noqon ninkeedii hore, markaa berigii diintu yarad waxaa dhici jirtay in ninka ay qaraabo yihiin in uu Meher been been ah meheriyo haweenayda mudo yar kadibna dib u soo furo. Si uu qiil u heli ina’adeerkii uu reerkiisa ugu soo noqodo. Sida lagu muujiyey sawirka kor ka muuqda waxaa la isku raacay in uu Medvedev ahaa MAXLAL. Oo qolofta sare ay ahayd Mr. Medvedev, balse aftartii sano ee la soo dhaafay uu hoosta Midida Daabkeeda uu ka hayey Mr. Putin.
Akhristoow, hadii aad leedahay oo aniga maxaa arinka Ruushka iiga gidhiish ah( so what) waa hadal meesha ku jira, laakiin fadlan in yar ii dulqaado sidii ninkii yidhi: “ adeer macnaan ka wataaye birtani magaceed”
Dadka falanqeeya siyaasada SSC ayaa iyaguna mudo ka doodayey war horta yaa qolyahan G6ka gadhwadeen ka ah, dadku horaantiiba way isku raaceen in Labo Ali midkood yahay ninka hawsha wata ama ay labadoodu wada wataan oo wax isku og yihiin, afarta nine ee kale waa la isku raaciyey in iyaga loo gacan haa’diyey oo loogu xishay arimo kale. Dhawrkii bilood ee ina soo dhaafay dadka qaar waxay la’haayeen war arinka waxaa wata Dr. Ali Khaliif oo dadka qaar u arkayeen ruug cadaa, dadka qaarna waxay lahaayeen waxaa wata Dr. Ali Isse arinkaasi waa taagnaa modo laakiin waxay soo kala miirantay Sababtidii dhawayd kadib markii ay G6ku qabteen shir xaga telefoonka ah oo ay ugu waramayeen shacabweynaha dhulbahante.
Iyadoo laga dheregsanaa fadeexadihii laga soo duubay G6ka ayaa dadka badankiisu falanqaynayeen ujeedada shirka sababtida. Dadka qaaar waxay yidhaahdeen G5ka ayaa xaal ka bixinaya aflagaadooyinkii Ali Khaliif ee dhawaan la soo duubay, oo shacabka dhulbahante u sheegaya in aflagaadadaasi isaga waa Dr. Ali khaliif’e ay gaar u ahayd, iyo in ay taageersan yihiin gogosha taleex ee uu dhigay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Shirka oo khamiistii la iclaamiyey ayey dadka badankiisu sugi la’aa yeen, markii Sababtidii la gaadhay wakhtigii la balamay waxaad arkeysay dadka oo Telefoon dhigta kuwada haya, makhaayadaha fadhi kudirirka iyo Marfashyada qaadkuba way buux dhaafeen. Wax la sugo shirkii waa furmay. Waxaa dadkii markiiba wax iska badeleen saadaashoodii hore ee ahayd G5 ayaa Dr. Ali iska fogeynaysa oo xaal diyaar la’ah. Kadib markii la arkay Dr. Ali Khaliif oo shirkii dhex fadhiya. Dadkii saadaasha waday ayaa saadaashoodii wax ka badelay oo yidhi war malaa Dr. Ali laftiisaa xaalka bixinaya? Markiibaa rag kale ayaa ku jawaabay hadii aanu naqaano Dr. Ali taaasi waa calaacashaa oo timo ka soo baxeen. Dadkii waa tiigsadeen arinka ay sugayeen oo waxay mar uun rabeen bal in ay maqlaan sababta la’isugu yeedhay dhulbahante waxa ay tahay. Wakhtigii oo dheeraaday dartii, iyo wakhtiga aduunka oo kala duwan oo meelana habeen noqotay meelana makhrib iyo casar lagu jiro, dad badan ayaa Salaadihii ka tageen iyagoo islahaa war armaa hadalka muhiimadiisu ku dhaaftaa inta aad salaada jirto. Waxa la tiigsadoba waxaa hadalkii aakhirkii u baxay Dr. Ali Isse Abdi. Ali markiiba ma uusan war wareegin ee hadalkiisii wuu cadeeey qodbadiisana gunteedu waxay ahayd:
“ Shirka khaatumo 2 ee ka dhacaya Taleex waanu taageersanahay, Maamulkiisa iyo Taladiisana anagay nagu egtahay, Garaadada waxa kaliya ee aanu uga ogolahay waa Furitaanka iyo ducada Gunaanadka. Ergooyinka inta ay yihiin anaga ayey naga go’daa, xuludoodu anaga ayey naga go’daa, habka loo soo xulayo hab qabiil ma’aha ee waa hab aqooneeed, anaga ayeyna naga go’daa oo naqaan dadka aqoonta leh ee dhulbahante” Dadkii way rumaysan waayeen hadalka Ina Ciise Cabdi dadka qaar waxay yidhaahdeen “labo isa saaray oo labo isma saarin” dadkii markiiba waa lakala siibsiibtay oo ninkii salaadi ku taagnayd salaada bal horta aan iska soo tuuro ayuu yidhi, ninkii xaafad fog deganaana war Buses ka iyo Tareenku inta aysan istaagan ayaan ka gaadhayaaaye waa inoo iyo beri iyo Axada ayaa loo balamay.Dr. Ali Isse hadalkiisa kadib ayaa khadkii telefoonka waxaa qabsaday sanqadh muujinaysa dadka ka baxaya khadka (dhilim dhilim dhilim)
Sidii loo balamay waxaa la isku soo noqday subaxdii Axada si loo falan qeeyo bal wixii shalay dhacay. Waxay dadku is weydiiyeen war salaadii ayaan u baxaye horta maxaa idhaafay oo iga danbeeyey. Waxaa la’isku raacay in muhiimada shirka hadalkiisu uu ku ekaa hadalka Ina ciise cabdi. Waxay noqotay filan waa. Waxaa meeshii ka baxay cida hormuudka u ah kooxda G6 waxaa kale oo la isku raacay in ujeedada shirku ahayd sidii loo burburin lahaa shirka, maadaama oo Dr. Ali Khaliif ka quustay in ujeedooyinkii uu kalahaa shirka ay adag tahay in ay u suurto galaan. Waxaa kale oo la’ isku raacay in khudbada Ali Isse shaqsiyan jeediyey balse balse uu hadalka lahaa Dr. Ali Khaliif Galaydh. Waxaana hoosta laga xariiqay in Ina Ciise Cabdi yahay Dmitry Medvedev ka dhulbahante, halka Dr. Ali Galaydhna yahay Putinka SSC
Gunaanadkii.
Aniga waxay iila muqataa in ay fadeexad ahayd in Ina Ciise Cabdi loo soo dhiibo Buraash wasakh leh oo la yidhaahdo Garaadada Dhulbahante soo mari, Si Dr. Ali Khaliif oo isagu sumcadii Garaadkiisa hore u saraftay uu qiil ugu helo in Garaadada oo dhan isku wado loo mariyo. Isagoo ka duulaya fikir ka ah: “ mararka qaar sida kaliya ee aad sumcadaada ku soo ceshan kartid, waa adigoo sumcada ka qaada dadka oo dhan, si isku page loo noqdo’ Dr. Ali waxaan u sheegayaa in beelaha dhulbahante ee kale ay weli kalsooni ku qabaan Garaadadooda hadii uu isagu sariftay sumcadii Garaadkiisa, xaajo walbana aaanu anagu u dabo fadhiisanayno Garaadada yada.


alaylehe Medvedev waa ku banaan yahay ina ciise cabdi. kkkkkk
Waxxaan halkan kasalaamayaa. Dhalintan daadihisa. Webkan. Iyo dhamàan deer ssc.
xaqaa iqa dhabta ahi waa sidaa aad faalada uqorteen. Iswaydiin tu waa maburburin karaan
shirka. Anaga golahaa guurtida. Ismada cuqaasha dhulbahante ayeeynu aaminsanahay hiil iyo hoona lagarab taaganahay. Meeshay ugu taliyaan dhulbahante. Ayuunbay tegi. Viva s.s.c.
Wabilaahi towfiiq
war aflagaadada ka daaya aqoonyahanka dhulbahante ee doonaya in ey dadkooda dulman dulmiga kaqaadaan hadaad dad xalaal ah tihiin.
shirkan khaatumo 2 waan taageersanhay 1000% nafteydaan duldhigayaa
si jiilka iga danbeya sharaf iyo karaamo ugu noolaado
talo raac ama talo keeno midbaa lanoqdaa
tolkeyga waxay isku raacaan
IAM READY MURUQ IYO MAALBA
horta way salaaman yihin bulshada SSC waxan akhriyey faladaada , waana wax lagu qoslo marka hore bushada SSC waxan ilahay uga baryayaa in ilahay inta cafimadka qabta ay taliso inta buktana ilahay caafiyo. waxad in badan ka hadashay aqoonyahanadan Is bahaystay lakiin waxaa ka maqan isha lagu arkao cadowga SSC Doqontuna sidedaba Waxay ledahay Hal Il oo ay ku aragto dadka la dhashay ma argato meel kale waxaa nasiib daro ah in aad afla agdeyso aqoonyahan cabdi ciise cabdi adoo tagersan kuwa hoos fadhiya ina faroole>>. hadaad caqli ledahayna waad i fahmi kartaa … qolayah garado ku shega ahna ee ku jira maxjarka ina faroole waxa loo bahan yahay in la xoreyo iyaga iyo kuwa caqliga laga heysto aduunkana waxaa u daran qof maskaxda laga gumeysto xanuuna qaba sokeeye.. SSC Guul isamdana dhakhso ayaa xilka looga qadayaa hadad wax ku heli jirtey garado max jar ku jira iyo hadii kaleba waa u dhamatay kuwas waana Calooshood u shaqeystayal aan metelin Bulsahda SSC SSC na waxaa metela inta aminsan in aan farole kaba loo qadin macsalama guul
war meeshan lahaystayaasha reer laascaanood miyaa isku waraysta oo ku calaacala annagu hadaanu nahay reer buuhoodle waxaanu aaminsanahay gogoshan iguu faroole dhigay garaad saleebaan loosoo dhiibay inuu burburo ayaa danta dhulbahantaha xalaasha ahi ku jirtaa bal majeerteen day dad wax bartay ayaa hogaaminaya bal iidoor day dad wax bartay ayaa hogaaminaya maxaa odayaashan reer baadiyaha ah idin daba dhigay shaqaale dad shisheeye ayaad dhamaaantiin ku wacantihiin halkaa odayaasha reer baadiyaha ahi awrka ku fureen ha idiin ahaato wabilaahi tawfiiq figrada ama qari ama soo saar calooshii u shaqayste xunbaa tahay taleex media sidii kii baaba,ay ee afnugaal ayaad dadnimada iyo damiirku kaa dhintay akhas adoo kalaan dhulbahante u nacay
cali cise cabdi awaalba waa la xaman jiray?
scww hadaad ku taliseen dhulbahante garoowe ha looga arimiyo intuu uu isagu taladiisa u madaxbanaan lahaa oo S-land P-land oo muataqbal tiray jiilashii yaryaraa 20 kii sane ee ugu danbaysay.
Hadaba anigu shaqsiyan garaad siyaasad u daba fadhiisan maayo waayo garaad waa la yaqaan meeshuu bulshada kaga jiro iyo doorka uu leeyahay iyo howsha loo xilsaaray. Marka ragan taageersan odayadan garoowe martida ku ah fikradiina xaqbaad u leedihiin cidina idin qasbi mayso hadaad diideen inaad dhulbahante nimo wax ku noqotaan halkiinaa marti ku ahaada. wixii ka khaldan shilkan la iclaamiyey weliba lagu qabanyo taleex oo taariikh dheer ku leh soomaali oo dhan waa laga doodi karaa, wax laga bedeli karaa waayo G6 keli ahi ma afduubi karto qowmiyad dhan. Waxaan rajaynayaa reer taleex in xikkii ay qaadeen ay si sharaf uga soo bixi doonaan iyaga oo tolkood gacan ka helaya.
Waxaan marna la aqbali doonin ama wax la waydiin doonin horgale maamul kale u shaqeeya dadkii uu magacooda meesha uku tagayna wax qabad iska daaye dibindaabyo la daba taagan.
WAAN IDIN SALAAMAYAA DHALINYADA QARTA WEBSAYDKAN WAANU TAAGEERSANAHAY SI XUSHMAD LEH ISIMADA CUQAASHA WAXAANUNA LA GARAB TAAGANAHAY HIIL IYO HOO
HADALKA NUXURKIISANA IDINKA AYAA SHEEGAY
WABILAAHI TOWFIIQ
dhalin yaro waad abaarteen xaqiiqada jirta balse waxaan leeyahay shirku yuusan inaga burburin talada isimada ayaana ka soconaysa dhulkii waanuna taageer sanahay waxaana leeyahay midnimo midnimo
waxaa aad uga xumahay inuu xishoodkii iyi is xaqdhawrkii dhulbahante dhexdiisa ka dhamaaday waxaan qabaa ninka aqoon u leh reer ciise abdi inaanu dr.ali ku tilmaameen nin ninkale ku hadlayo, waxaa leeyahay wiilka ina cilmi ciid dhalay wax bal wuxuun iskula hadh oo hadii aadan dhulbahante ka xishoonayn adeerka ka xishood siyaada garoowe waa iska dhamaanaysaa wixii shacabka kulbahante rabana nin maamul u shaqeeya iyo nin garoowe joogaa midna isma hortaagayee.
waxaan ku leeyahay waxa laga talinayaa waa aayahaaga iyo kan wiilkaa inaanu wiilka hargaysa ku dhashay iyo ka garoowe u noqon( second class citizen) hadii aad sidaa rabto maanta cidna taa laga yeeli maayo.waxaan ku leeyahay siyaasadu waa dhamaataa lakiin tolnimadu ma dhamaato.
no body cann’t stop dhulbahante uprising.
thank you for your try to divide the dhulbahante,but doesn’t work.
faysal adan geelle,mn
Ascw dhulbaahante bacda salaan yoomal qiyaama lagu jiraa waayo khaladka cid iska qabamaysaa ma jirto hadana waxaaba la taageeraa dadka khaladka wada markaa qoraalkan sidii saxda ahayd ayaad ka sheegteen waa idin taageersanahay halkaa ka wada
waan kumahay in nin dhulbahante ahi uu ku waasho puntland ssc na uu wax kasheego odaayashan garoowe fadhiye horta ma majeerteenbaa mise waa dhulbahnte war puntland waa majeerteen sscna waa dhulbanhnte ilahyow kan taleex
fuck puthland bich us mother fucker i am ssc waceshii ku dhalay wase ma pitland baad wax moodaysaa shilimaantay kuu turayso handchape baad tahay hadaadan kugu imaan kharaabada aad kaga nooshahay islii viva ssc people
Taleex media dadka qoraa ee cuqdaddu dilootay ma quustaan miyaa, Cali khaliif iyo beeshiisuba waa laandheeraha dhulbahante meel aanay idiin rarinna uma guuraysaan, ugaadhyahanna inuu reer kale duleedkiisa lafaha ku ruugo mahaane wax kale garnamaayo, marka laydiin jawaabi mayo ee cuqdadda laadhinta.
Asc aniga waxey Ila yahey hadaad Putin ku sheegteen Waad amaanteen. Laakiin armaa Putin ku yahey siilaanyo?
In baban baanu ka digney waxay G6 soo wataan; balse dheg-baa loo jalaqsiinwayey, cidii moodeysey in in Jalayaasha la bahoobey SNM ay kheyr soo wadaan ha ogaadeen in majaxaabintii ay maleegayeen kooxda G6 ay soo shaac baxdey. Ninkii sidaas ku raacaya yeelkadiis, balse ogsoonow natiijada ka danbeysa. waxaa la bahowdey kooxdii G6 oo daafaceysey talada SNMta Hargeysa. Anagu idiin digney balse waxaad ka heshaan ha la arko.
waxay ila tahay inaan lafahmin hadalkii cali ciise , wax aflagaado ah oo uu garaadada u geysayna majirto, hadaan xaqiiqda usoo noqonana waxaa u baahan in laga doodo hadalka garaadada garoowe fadhiyaa ku hadleen markaas ayaan kala garan doonaa cida shirka burburinaysaa ciday tahay.
toofiiiqda Alle haydin waa fajinyo waxaan idin leeyahay maroodigii awoodiisa aan ogayn baatihiin ee midnimadiina adkeeya.
Asc . Armaad amaanteen hadaad putin ka dhigteen labada midkood Anigu waxaan filayaa in PUTIN yahey SIILAANYO
asc.
waxaan mudo badan daba soconay nimanka garaadada ah waxayna garan waayeen in ay dadkoodii qaxoonti la noqdaan, dalka difaacaan, ama la haystayaal dadkooda la noqdaan; intaas waxay ka door bideen in ay ku qayilaan magaalooyin ayan lahayn dadkoodiina gaajo, gumaysi, iyo dayac ugu dhamaadaan dalkay u dhasheen. ma garan karo sabab maanta nin dhulbahante ahi u difaaci karo garaadada reerka meelkasta ha joogeene.
shirka Khaatumo ragbaa soo abaabulay waxayna ahayd in iyaga lagu ixtiraamo agendaha, cida ka qayb gelaysa, iyo qorshaha ay wataan.
waxaa aad inooga maqan in aynu runta isu sheegno. waxaana meesha ka maqan damqashadii loo damqan lahaa shacabka dulman; waxaana culayska la saaray nin jeclaysi iyo siyaasadayn arin kasta oo lasoo jeediyo
waa mahadsantihiin
waxan layabahan goortad daba dhilifnimadu ka hadhayso ina cali lilmi iyo dulanimada war dadka aqoon ayahanada ah afka ka gabso nacasbaad tahay magaca magaladana mel hagag dhicin intii aad web magala sumucadleh uu bixiso misana waxad doonto ha ku qoron. meshe cad ar aray baa kugu yalay awalba
ilama faroole wax iskuma falayaal caadaqaatayaal nimanka qora webkan ina faroole naga dhex baxa
ina abdi ciidoow sharaf iyo karamo kuma aha inaad dadka ukacay dhulbahante aad malinwalbe aad wabsaydkaga aad kacayso,ina adeeroow adaad isledahay akhiradaada waxlagaa waydiinmaayo anigu magaran. ina adeer talo ayaad kuleedahay dhulbahante,taladawaxkaqabo ama iska amu.
hacaynin dadka adeerada ah hanamoodin joornalinimadu inlaiscayo.
waxay ila tahay in shirka la taageero oo la iska dhaafo kala qoqobnaanta haysata dhulbahante reeeka waxaa xagan dhigay waa garaadada aduunka xagee lagu arkay garaado gurigooda ka cararaya oo raba in ay guri dad kale leeyahay ku taliyaan war sharaftiinii iyo sumcadiinii hala soo celiyee ee aqoon yahanda hadalkooda raaca maxay garaado ku yihiin rag doorkoodii ayaa laascaano lagu dilaa gabdhahooda ay jeelasha ka buuxaane ta kale baxay tahay ergo beelo kale halagu soo daro ma saas bay rabaan in ay dad garaado ugu noqdaan saas oo ay tahy wali lagama quusan oo waa la rabaa ee waxaan oran lahaa garaadoow gartiina qaada
Horaa loo yidhi nin daad qaaday xunbo cuskay taleex midya waxay la yihiin wax ay dad ka kagadaan
Waa baa kubaryey reer qowdhegayste waxaa layaabanyihiin meeshii ay kamaril. ahayeen aqoonyahanada dhulbahante oo adeegsanaaya awood aqooneed oo an la ishortaagi karin taleex media waxay. Jabisay sharcigii uyaalay saxaafada. Kana dhigay sidii qol baltolk oo kale oo lagacaytamo tasi waxay waxyeel. o kutahay dhamaan bahda saxaafada
waa wax lala yaabo inaad maanta ka hadasho garaado iyo laba cali shacabkiina waa la hayste garaadadiina magan ayay u yihiin dadkale,war yaa wax qaban karaa la taagan yahay oo lahaystaha iyomaganta dadka ka sara waxaan maqli jirey nimaan quus aqoon isagaa quus ah,20 kii sano ee dawladu maqnayd reer waliba meel ayuu gaarey anaguse waxaanu noqonay lahayste garaadadiina waxay magan u galeen meelaha ay hada kasoo hadlayaan maxay kuu qaban karaan ,waxaa shirkan qabsaday markii hore aqoon yahano londhon hadana iyagaa wata maxaa keenay i ninkale ka hadlo,waxay rabaan inay garaadadadna maganta ka saaraan shacabkana xoreeyaan ,
inta xaaraanta ah ama garaado ha ahaadeen ama inta ina cali shire iyo hoosgalada faroole ha ahaadeen
ama dhowr kan cudurka qabiilku dilooday ee weli u haysta in dowladii siyaadbare iyo ina dafle soo noqonayaan waa laydin ka maarmaa. faroole iyo ina cali shire beriba way tegiye sidii ina afqudhun ina cade muusee bal yaad taageeri doontaan.
in laydin aflagaadeeyo waad mutaysateen bacdamaa aad fikradihii xaalasha ahaa aad soo daabici waydeen.
xaaraanta waa laga maarmaa. uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuf
waxaa yaab ah ninka webka qora oo maalin hore ka baqayey in la dilo maxaa daba dhigay xigtadiisa
wax badan oo laga waramo ayaa dunida yaale, SSC isimo ma leh dhulkoodii buurmadow baa bursaday
marka inaadeeroow iska cayda aad caayayso reer hawd ugaadyahanka garaad saleebaan iyo ina cali shiraha faroole (afwaliijo) qabaanka u ahi ka dhasheen waxba kuu qaban maayee daa tolka oo daa tolka
haddii kale wararka isku dhex dar, mar kasta oo aan arko mahamud raadsato adiga mooyee i=cid kale ka hadli maayo marka daa tolka haddii aad cid xiriir gaar ah la yeelanayso iska daa nedelkan mahamud raadsato oo cid kale oo kuu sir qarisa wax la qaybso oo tolka daa,
naacnaacle tuug ah oo ushaqeeya bugland ninkan maqaalkan sooqoray adeer anagu hadaanu nahay beesha ssc eedegta taleex waxaanu taageersanahay shirka khaatum 2 waanuna soodhawaynaynaa ader garaadkan saleebaan ladhaho ee ushaqeeyaa bugland waa tuug beenaale ah oo xaaraami ah oo dhiigmirato ah oo kadoortay beeshiisa xoogaa masaariif ah oo uu siiyo afbalaadhka puntland madaxweynaha xaaraanta ku haysta pugland waxaana soo dhaweeynaynaa g6 maamulkaynoo samaynyaa aadbaanu uladhacsanhay
caada qaate caadaqaate dhalay awalba faroole ayaad kabaqaad u ahayd laakiin ogow shirku waa dhacayaa ali khaliif iyo ali ciise ayaa mamulaya idiga iyo ninmanka macsharka garoowe jooga waxba laga weydiinmayo midda kale haday sharaf leeyihiin ha tagaan deeganadoodii midda kale odayga caloosha ween ee carabka la ee garaad saleeman usheeg in nimankii naleyana garaad leeyihiin dhawaanna nuur loosamaynayo.
maxaad boodh isku qarisay ninka taleex qorow
aad ayaad umahadsantihiin webka taleex salaan kadib waxaan aad ula yabanahay arinta ay wadaan g6 oo ah in ay isimada ku yiraahdaan halkaa fadhiya cuqashana safka hore ahaada mida kale aan aad ula yaabanahay waxaa weeye arintii ahayd xorayntii ayaay G6 MESHA KASARTAY WAXAYNA SHACABKII UBAHALA GALINAYAA PUNTLAND SOMALILAND NA WAYLA SHIRAYAAN WAXAA MESHAAS KA CAD IN AY G6 UWADAAN SHACANKII SOOL SANAG IYO CAYN SOMALILAD ARINTAAS INA GALAYDH INBADAN AYUU KUTAMAYAY LAKIN HADEER AYUU ISLEEYAHAY MANTA AYAY TADII TIMID LAKIIN WALIN SHACABKA MA OGAAN WAXA AAD MALEEGAYSO GALAYDHOOW LAKIIN WALEE ISHA AYAANU KUGU HAYNAA SAD MOODAYNA NOQONMAYSO SHACABKUNA ISHA AYAAY UGU HAYAAN DHAQDHAQAAQA AAD WADO
Garaad saleebaan hala taageero, Niiniida ha laga baxo hadii aan Graadka la maqlin maxba ma suuro gelayaan.
war ninka taleex qora. Yaa yidhi wa dhulbhante? Ya yidhi waxa dhalay ina cilmi? Wale wa yaab maxa tolkii ku diray?
ASC waxaan aad uga xumahay waxaad ka doodaysaan.
waxa ka wanaag sanaan lahayd idinkoo ka dooda xalku halkuu ku jiraa iyo maxaynu ku kordhinkaraa
Waryaa g6 halaga xishoodo waa madaxdii dhulbahante,
Halaga danbeeyo g6
War waxaan umalaynayaa nimanka webkan iyo taleexmedia qora dhulbahante maahee bal hala hubiyo
war kan website ka qora waa nacas magacii magaaladana waa ceebeeyay hadii ssc hana qaado waa in xabsiga la dgigaa oo jiir lagu quraaciyo nacaska kala jeed jeeda
Intaan shirka leysugu iman, horta fikradii Siyaad Barre dhigey aan iloowno oo iswedino maxaa inoo dan ah. Rag badan oo imin doona shirka yaa og oo joogey, markii Siyaad yidhi dhulbantoow ka soo guura Haud oo qabsada Sool, Sanaag iyo Cayn. Sidaas iyey SSC ku abuurantey bilowgii1980s.
Siyaad wuxuu qabay, xukunkii dalka waan heysana, dad se ma heyno degan Somalia ee dib ha loogu soo noqdo dalka. Sidaas bey Soomaalina ku seegtay Herer iyo Haadaamo aan ku hadaaqbartay. Siyaasaddii Siyaad wey fashilantey ee maxaa inoo dana maanta ha leys weydiiyo.
Wa bilaahi tawfiiq.
waad salaman tahiin
horta hadaan dhulbahante nahnay waxaa u hiilinaa hadba mesha aan hunguri ka helno
waayo hadii majerteen koodi ugu jahilsanaa u hogaamiyo maxaa dhib loogu arkaa in galeyr ooaqoon yahan ah uu wax nagu cuno sidaa sinaayo iyo faroole dhulbahante u duleysteen walahi baan ku dhaartaye in galeyr sidaa idiin duyesteen
ninka taleex qorow horta kucaynmaayo oo dembigaa gelimaayo laakiin waxaan rabaa in aan kuu sheego ama kuxasuusiyo maalintii aad shilka gashay ee aad dhibaataysnayd wixii kuugargaaray waa ilaahay ilaah kasakow waa reer tolkaa meel kasta oo ay joogaan rag iyo dumar dhulbahante meelkasta hajoogaane oo qofkii qaraan lawaydiiyay sharuud la,aan ubixiyey waana kumahadsanyihiin ilaahayna ajar iyo xasanaad hakasiiyo marka dhulbahante waad kadhalatay nina kaamaxigo marka bal wuxuun xeeri haday noqonlahay tolnimadda ama tay kutareen
kaas waxaan ku dhaaran karaa website taleex.net qora in uusan ahayn dhulbahante oo uu yahay wacal war haduusan wacal ahayn muu dhulbahante isku dirka iyo dhibta kala baxo ilaahay waxaan kaaga baryey in ilaahay kaasoo qabto dhulbahante oo si xun aad u dhimato ileen munaafaq ayaad tahaye umada isku dira war aamiin ii dheha dhiigaaga waa banaan yahay waayo munaafaq ayaad tahay imisa ayaan ku aragnay adiga oo isku diraya dhulbahate ilaahay haasoo qabay oo si xun u dhimo war anagaa taleex u dhalanaye waxaas hanoo maqlina tolow waxaasi magaranayno meel uu ka yimi odayga uu sheeganayona waa layaqaanaa ma uusan dhalin kan wacal
Wax la yiri qiyaamuhu, marka uu qariib yahay, kun haloo qayaayaleh, oo quusgeliya aadmiga, oo qof waliba la yaabaa baa, laga qaaadayaa daahee, qalbiga miyaad ku hayseen, dhulbahanyoo shir qaayibay, oo taleex qorshaystoon, meelna qoonsi ku lahayn, yaa qaar si xun wax sheegoo, qoyska nala wadaagaa, qufac iyo xanuuniyo, qandho baahinayaan………………………………. waxaa se intaa ii dheer nimanyahow ragiinani dhallinyaraad iila wada muuqataan dhallintuna waa laf dhabarta bulsho kasta, adduunkuna waxaa uu marayaa meel aad xasaai u ah maanta gaar ahaan mandaqadeena waxaa la doonayaa in dhallintu ay hormuud u noqdaan samata bixin kasta ,,,,,,,,,,,,,, maanta dunidu waxay maraysaa tog ay afarta gerbi gufaacada diiqalyadu ka dhirbaaxayso, haddaynu dib ugu noqono qarnigii 20aad bilawgiisii ilaa badhtamihiisii kolka uu qofku doonayo inuu waraaq far qurxoon oo garaacan ku qorto wax xilligaas ugu casri sanaa waxaa uu ahaa teebka maantana adoo geelaaga la joogaad computer yar oo jeekagu qaado oo aad qorraxda ku dabaysanayso halkaa waayahay ka leedahay” waxaan uga socdaa adeerayaaloow nimanka kala koofiyadaha dhuuban ee hadba meel aan bulshada reer SSC dani ugu jiri rootiga maraqa uga doonanaya waa xilligii teebka, xaqaa`iqa jiraana waxaa weeye haddaynu haanta gunteeda taabano cidda bixisay degaanada maqan oo meel walba saxiixoodu yaal, maantana lama joogo xilli uu ka dhowyahay xiddigeenu `e tolow nimankaa rootiga qalalan wata maraq aynu siino geed hoostiina aynu u waabno inana aayaha dalka iyo dadka aynu ka talino ,,,,,,,,,,,,,,,, midda kale ilmaadeerayaaloow ina ciise iyo ina khaliif intaynu ku mashquulsanahay waqti badan baa ina dhaafaya haddaynu saluuganay waa saxoo bannaaaaanka naga jooga aynu dhahno hawsha iyo shirkana halkaa dhallinyarada reer SSC ha ka sii waddo ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, shaqsiga maqaalkan qorayna waxaa leeyahay adeeroow aqoonyahanada noo daa magacan aad wax ku qorto Taleexna ha na ceebayn ee rabitaanka bulshadaada u adeeg oo adeeroow ma geynee qabar inaanu kugu dhicin hilbaha qaydhin naga daaaaaaaaaaaaaaaaa`
Aygan qoray fikir hoos ku qoran reer Buuhoodle ma aha, ee waa awr kiraale siyaasadeed uu soo dirtay Dr Habaar iyo wax la mid ahi. ila eega waxuu qoray:
war meeshan lahaystayaasha reer laascaanood miyaa isku waraysta oo ku calaacala annagu hadaanu nahay reer buuhoodle waxaanu aaminsanahay gogoshan iguu faroole dhigay garaad saleebaan loosoo dhiibay inuu burburo ayaa danta dhulbahantaha xalaasha ahi ku jirtaa bal majeerteen day dad wax bartay ayaa hogaaminaya bal iidoor day dad wax bartay ayaa hogaaminaya maxaa odayaashan reer baadiyaha ah idin daba dhigay shaqaale dad shisheeye ayaad dhamaaantiin ku wacantihiin halkaa odayaasha reer baadiyaha ahi awrka ku fureen ha idiin ahaato wabilaahi tawfiiq figrada ama qari ama soo saar calooshii u shaqayste xunbaa tahay taleex media sidii kii baaba,ay ee afnugaal ayaad dadnimada iyo damiirku kaa dhintay akhas adoo kalaan dhulbahante u nacay
Aygan qoray fikir hoos ku qoran reer Buuhoodle ma aha, ee waa awr kiraale siyaasadeed uu soo dirtay Dr Habaar iyo wax la mid ahi. ila eega waxuu qoray:
war meeshan lahaystayaasha reer laascaanood miyaa isku waraysta oo ku calaacala annagu hadaanu nahay reer buuhoodle waxaanu aaminsanahay gogoshan iguu faroole dhigay garaad saleebaan loosoo dhiibay inuu burburo ayaa danta dhulbahantaha xalaasha ahi ku jirtaa bal majeerteen day dad wax bartay ayaa hogaaminaya bal iidoor day dad wax bartay ayaa hogaaminaya maxaa odayaashan reer baadiyaha ah idin daba dhigay shaqaale dad shisheeye ayaad dhamaaantiin ku wacantihiin halkaa odayaasha reer baadiyaha ahi awrka ku fureen ha idiin ahaato wabilaahi tawfiiq figrada ama qari ama soo saar calooshii u shaqayste xunbaa tahay taleex media sidii kii baaba,ay ee afnugaal ayaad dadnimada iyo damiirku kaa dhintay akhas adoo kalaan dhulbahante u nacay
Eeyahow ha ha caayin Geesiga qora Taleex Media hana umna sheegan. Nin rag ah fekerkiisa lama iibsaddo: Ila eega nacnacda inan gumeedka ee hoos ku qoran;
ninka taleex qorow horta kucaynmaayo oo dembigaa gelimaayo laakiin waxaan rabaa in aan kuu sheego ama kuxasuusiyo maalintii aad shilka gashay ee aad dhibaataysnayd wixii kuugargaaray waa ilaahay ilaah kasakow waa reer tolkaa meel kasta oo ay joogaan rag iyo dumar dhulbahante meelkasta hajoogaane oo qofkii qaraan lawaydiiyay sharuud la,aan ubixiyey waana kumahadsanyihiin ilaahayna ajar iyo xasanaad hakasiiyo marka dhulbahante waad kadhalatay nina kaamaxigo marka bal wuxuun xeeri haday noqonlahay tolnimadda ama tay kutareen
G6 ayaa la hubaa in qaarkood xujaydii cadmeed ka soo jeedaan, hase yeeshee abtaynu nahay. Waa hubaal DNA waa laga qaaday. Hadaad caytantantaan guucda aanu qarino ayaanu cadayn.
Awalba doqon bay ahayd, doqoni hunguri mooyee wad ma aragto, dadkeedii baa xabsiyada lagu laayey dhulkeedii baa la haystaa, shisheeyaha ma aragto, sokeeyaha waa ku dhiiirataa, silica iyo dayaca dadkeeda ma aragto, baraaraha iyo barwaaqada shiisheeyahay ku doogsataa, mustaqbal xumada haysata dadkeeda iyo dalkeedu kama fakarto lakin cadowgayba u kaddaa, halyeygeeda, caqligeeda ayey caydaa kana doorataa doqon wax ma garad ah oo shisheeye ah.
Anigu waxaa idinkula talin lahaa taariikhdu way is qortaa dadka iyo dalkuna saas ahaan maayo ee bari waxad dadka la hor imaan lahaydeen diyaarsada, fiiri xasan daahir fiiri kuwii horay horgalada u ahaan jiray maanta waa xayraamiin kuwana bari saas ayaa u danbaysa aduun iyo aakhiraba sharaf uma taal, Issimo qayilaya oo qayrumasuul ah oo jaahil ah waqtigoodii waa dhamaday, xili ay siyaasi aqoonyahan shisheeya ah uu ku guuri jiray waa soo dhamaatay wax danbe oo laga waydiinayo majiraan dalkan iyo dadkan intay cuni kareen ama ku qayili kareen waa qaataa. TIME IS OVER!!!
“NOW, IT THE CHANCE OF EDUCATORS, POLITICIANS, YOUTH WOMEN WITH HEALTH HEALTH MINDS”
TALEEX IYO XAYSIMO DIYAARSADA JAWAABO MARKAY CUNADU DHAMAATO,
DHULBAHANTE MAAHA KUWANI WAA NUUR AXMED, HANA LAKALA SAARO DHULBAHANTE IYIO NUUR AXMED,
SHEEKO XIISO BADAN!!!
WAXAA IGU MAQAALO AH IN MID KA MIDA GARAADADA MAXJARKA KU JIRA GAROWE UU BOOOQDAY CABDI SAMAD CALI SHIRE OO SHAXAAD WAYDIISTAY WAA WAXA AY KU NOOL YIHIINE, KA DIB AYUU KU JAWAABAY DEE ODAYGII WAA MAQAN YAHAYE SEE YEELA YAAN WAX WAYDIIYAA TOLOW MAXAMED CABDIRABXMAN FAROOLE MA WAYDIIYAA WAX WAA WIILKA FAROOLE.
KA DIBNA GARAADKII BAA YIRI ODAYGA AAD SHEEGI MUXUU YAHAY ADIGUSE MEESHA MAXAAD KA TAHAY MA HABARTII REERKAD TAHAY HADII ODAYGII MAQAN YAHAY!!!!
WAA DHAB, WAXAA LAYIRI FULAY XANTIIS MA MOOGA DALKOO DHAN BAY TAALA LAKIIN MA GILGILANAYAA WA KII AAN OGAYNE GALGALANA TUUTAHA U XIRTAY LAASCAANODNA AAN KA HADLIN WALIGIISE, XAYAWAAN ADIGA IYO INTA KULA CAQLIGA AHBA. IGA DAAYA WAXA YAANAN KU DANBAABINE WAA LA YAQAANAAYE
Wacal waxaa ah ninka cadan qoray:kaas waxaan ku dhaaran karaa website taleex.net qora in uusan ahayn dhulbahante oo uu yahay wacal war haduusan wacal ahayn muu dhulbahante isku dirka iyo dhibta kala baxo ilaahay waxaan kaaga baryey in ilaahay kaasoo qabto dhulbahante oo si xun aad u dhimato ileen munaafaq ayaad tahaye umada isku dira war aamiin ii dheha dhiigaaga waa banaan yahay waayo munaafaq ayaad tahay imisa ayaan ku aragnay adiga oo isku diraya dhulbahate ilaahay haasoo qabay oo si xun u dhimo war anagaa taleex u dhalanaye waxaas hanoo maqlina tolow waxaasi magaranayno meel uu ka yimi odayga uu sheeganayona waa layaqaanaa ma uusan dhalin kan wacal
Inaadeer lagama mudna in aan aflagaadeyno waayo erayga garac waa eray adag walidkii waa walidkayo oo kale islaan eedadeena waayo waa eray adag oo waalidku soo gelaayo igama aha in aan difaacayo isagana waxaan leeyahay tolkaa cafis weydiiso waayo kama maarantid waanad ubaahantahay maalin ay noqodoba waana dhib in tolkaa oo dhan cadow kuu noqdaan waanna doqonnimo in aad kusiisocotid qaladkaaga nin rag ah waa kaqaladkiisa qaata garna qaata in taasina waxay iga tahay talo.
wabilaahi towfiq.
Ninkii maqaalkan qoreyba , runtii ishuu ka ridey ama dubaha musbaarka madaxa ayuu kala heley .anigu waxaan odhan lahaa in sacabka loo garaaco ninkaa iyo ninkasta oo wixii run ah soo qora . ma aha in cid walba afka la goosto . war nimanyahow waxaan odhan lahaa garaadada yaan la caayin , waa kuwii lagu baxsadey labaatankii sano ee la soo dhaafey , waana lagu baxsandoonaa inshaallah .Qoladan jini boqorka ah ee loo yaqaano (G6) ayaan u arkaa khatarta kaliya ee manta Dhulbahante ku soo fool lle . iyaga ayaana u baahan in wax la iska yidhaaho runtii sidii qaarkood ba horey ugu dhawaaqeen in ay shirka burburin doonaan hadhii aysan tooda noqon , war hooy inaga jira jiniboqorada .shirkana hala taageero hana layimaado .
waadmahadsantihiin
Ninkii maqaalkan qoreyba , runtii ishuu ka ridey ama dubaha musbaarka madaxa ayuu kala heley .anigu waxaan odhan lahaa in sacabka loo garaaco ninkaa iyo ninkasta oo wixii run ah soo qora . ma aha in cid walba afka la goosto . war nimanyahow waxaan odhan lahaa garaadada yaan la caayin , waa kuwii lagu baxsadey labaatankii sano ee la soo dhaafey , waana lagu baxsandoonaa inshaallah .Qoladan jini boqorka ah ee loo yaqaano (G6) ayaan u arkaa khatarta kaliya ee manta Dhulbahante ku soo fool leh . iyaga ayaana u baahan in wax la iska yidhaaho runtii sidii qaarkood ba horey ugu dhawaaqeen in ay shirka burburin doonaan haddii aysan tooda noqon , war hooy inaga jira jiniboqorada .shirkana hala taageero hana layimaado .
waadmahadsantihiin
maqaalkani runtuu ka hadlay. ina ciise hadii an lawadan ninkaa wuu iska fogyn lahaa, oo mar uun buu odhan lahaa war ninyow khasaarahaaga iyo faa’iidadaada waxaa badan qaskaaga ee iska naso. ilaa iyo hadana iskama fogayn dhigaastii laga soo duuban Dr. diradiraale.
ASC
Hadaad rabtaan CADAYN buuxda oo la taaban karo in CALI CIISE iyo cali khaliif u shaqeeyaan SNM ama SL waxaad ka helaysaan INTERNET-ka…..ha ku daalina dooda, waa khaayimiin cadowga la shaqeeya.
marka hore waan idin salaamay bacda salaan waxaan u bixiyay wabka( taleexmedia)kalagooye waayo maalin walba waxaad ku arkaysaa wax aadan qaadan karin waa ognahy raga qora iyo raga ay ku qanciyaan qaraalkaas waxaad ogaataan in ay idinla xasaabtami doonaan dhamaanba shacab weynayah ssc goor dhow insha alaa yaan lagaa waayin labo kub oo xaadlah buuyidhi ninkii indha la,aa