|

Baaq Furan ku aadan shirka khaatumo II ee Taleex

TaageeroQurba-joogtaBeeshaUgaadhyahanSiyaadeeGo’aanadiiGaraadada
Dhulbahante eeOktoobar 04, 2011 eeShirkaKhaatumo II.

 

Qurba-joogta Beesha Ugaadhyahan waxaysi buuxda u
taageerayaango’aanaddii ay soosaareenbishanOktoobar 04, 2011 eekusaabsanaShirkaKhaatumoeeBeesha
SSC ay isuguimdandoontobishaNoofambar 20, 2011.

Qurba-joogtaBeeshuwaxaykutalinaysaa in madaama

uu shirkuyahay shir qabiilee aanu ahayn mid xisbi, urur, kooxeed,
ama jabhadoolagarajayno in ay ka soo baxaan wax u wada cuntami kara dhammaan Ardaa kasta ee beelweynta Dhulbahanta in Garaadada Dhulbahante oo ah hay’addaugusarraysa, sharciyan, Beesha, in qodobada ay ka soo saareen xulista xubnaha ee ka soo qaybgelaya aradaa kasta tiradooda gud0 iyo debedba,hagista shirka, ammaanka shirka, sidii hore ba xeer u ahayd in beesha martida loo
yahay ay masuulka noqdaan nabadgelyada shirka ee sidii dhammaan kuwii  Boocame,
guddoominta iyo gunaandka shirka ay leyihiinIssimada Beesha iyo gudiyada loo xulidoona marka shirka
la isugutago ayaa la falanqaynayaa.

Qurb-joogtaBeeshu waxay sixushmadlehugacodsanayaanIssimadaiyoKooxda
G6 in ay kawadahadlaanfarqiga u dhaxeeyaoo ay iskukusoodhoweeyanqodobada ay
kukalagedisanyihiin, sidantaBeeshaiyoayaakatalinteedu u hirgasho,
shirkaKhaatumonauunoqdokiihimiladaBeesha SSC ay u noqoto mid hareeraha la
iskawadataagooodhaxal gal u noqotaaayahaubadkaubadkiisa.

KhaatumoGuuliyoTaleex

Xubnahasoosaaraybaaqan:

  1. MudaneMaxamed Cali Shire

  2. MudaneCabdullaahiMaxamed Mire

  3. General MaxamuudJaamacGalaydh, Boodhe

  4. CabdullaahiXirsiDoobi

  5. MaxamuudXaajiXassan

  6. NuurXassanFalaalug

  7. AadanGaraadMaxamed

  8. CismaanJaamacGaafaadhi

  9. Dr. FaaraxXusseenCagjar

  10. AadanDaahirAfqudhac

  11. AxmedMaxamedCabdi, Shiine

  12. MaxamuudAxmedXassan

  13. CabdullahiDaahirXassan, Shiil

  14. CaaqilCismaanCabdullaahi

  15. JaamacOoglewarfa

  16. CabdiraxmaanXaaji Nuur

  17. AxmedXaaji Hiirad

  18. Siciid Xusseen, Barawaani

  19. Siciid Yuusuf Garaad Maxamed

  20. Xassan Daarood Warsame

  21. Siciid Maxamed Cali

  22. Axmed Dakharre

  23. Xusseen Cabdi Naxar, Jiriid

  24. Siciid Maxamed Ismaaciil

  25. Maxamuud Maxamed Cali, Cadami

  26. Iidle Ismaaciil Qar-u-baxe

  27. Cali  Shiikh Jaamac

  28. Ibraahim Shiikh Jaamac

  29. Axmed Jaamac Ismaaciil

  30. Cabdiqani Fayruuq Afxakame

  31. Maxamed Cumar Siciid

  32. CabdiIidle Maxamed Golongol

  33. Cabdiramaan Cawil Ladane

  34. Xaaji Ibraahim Xaaj iMaxamed, Brown

  35. Maxamed Nuur Laariye

  36. Xassan Yaasiin Maxamed

  37. Daahir Jafaal Ismaaciil

  38. Maxamed Cabdiraxmaan Jafaal

  39. Sharmarke Xusseen Xassan

  40. Raage Xusseen Xassan

  41. Cabdi Xusseen Xassan

  42. Mahdi   Xusseen Xassan

  43. Cali  Maxamed Xirsi,  Jiis

  44. Mahdi  Nadiif

  45. Cabdilqaadir Jaamac Xusseen

  46. Axmed Maxamed Xassan

  47. Nuuradiin Maxamed Xusseen

  48. Cali  DaahirXassan

  49. Maxamed Ibraahim Cali Shire

  50. Yuusuf Cabdiraxmaan Cali Shire

  51. Axmed Cabdi Madaxyar

  52. Cabdi Faarax Warsame

  53. Keyse  Cali Shire

  54. Faarax Cabdi Cali

  55. Siciid GuuleedDheere

  56. Cabdullaahi Casayr

  57. Ali Xusseen  Cali, Qarjajoof

  58. Axmed Geelle

  59. Dr. Nuux Yaasiin

  60. Yaasiin Aadan Dhuub

  61. Bashiir Aadan Bowkax

  62. Maxamuud Ibraahim, Xaaji

  63. Ibraahim Abtiile

  64. Yasii nAbtiile

  65. Jibrii lDuuble

  66. Maxamuud AxmedXaaji

  67. Kamaal MuuseDiiriye

  68. Maxamed Faarax

  69. Ibraahim Axmed Cali

  70. Maxamed Maxamuud Ducaale

  71. Axmed Xaaji Cabdi

  72. Maxamed Cabdi Xusseen

  73. Xusseen Xaaji Cabdillaahi

 

 

 

Kala xiriir:

Cabdilqaadir JaamacXusseen

Maxamuud Maxamed Cali, Cadami
(alimmq2000@yahoo)

 

 

 

 

 

Fikrad Ka Dhiibo