Qurbajoogta Gobolka Cayn OO Ka Degay Gaadiid Celis siyaasadeed
Masiirka Buuhoodle ku aamini mayno nin berito ka maalin yidhaahda: “Anigu waxaan leeyahay Tol Siyaasadeed ee malihi tol qabiil”. Haday taariikhdu tahay cashar aynu ku saadaalin karo mustaqbalka, shaqsigii lagu bartay in uu Danayste yahay, beri dantiisuu kaa raacanayaa, shaqsiga lagu yaqaan in uu Dantiisa ka hor mariyo tan guud ee tolka iyo Qarankaba, berito labadaba wuxuu ka hor marin doonaa Tiisa khaaska ah. Shaqsiga ku caan baxay in uu san tanaasul u samaynin dadka ay fikirka ku kala duwan yihiin, berito ka filan mayno in uu 70 jirka ku baro sida dadka la isugu soo jiido, ee uu tolka ugu tanaasulo marka ay la yimaadaan fikir ka duwan tiisa shaqsi. Sidii Sheekaddii kitaabiga ahayd ee ku saabsanayd labada dumar ah ee isku qabsaday ilmaha, ee isula yimi Nebiga ee uu yidhi : ma cadayn karo tiina ilmaha dhashay, markaa waan idiin kala goynayaa ilmaha ee midayba qayb qaado, ee tii ilmaha aan dhalini tidhi waxba kama qabo xukunkaa. Reer buuhoodle yeelimaayaan in ay masiirkooda ku aaminaan nin berito ka maalin marka fikir la isku qabto ka doorbida in buuhoodle iyo reer buuhoodle dantoodu ceel dheer ku dhacdo hadii aan tiisa la yeelin. Sidoo kale, Wax garadka Buuhoodle iyo Isimidda reer buuhoodle waxaanu uga digaynaa, waxaanu qurbaha ku aragnay rag la iska soo hor mariyo oo qolofta sare aad ka wada garanaysaan, laakiin rag kale u shaqeeya. Ragaasi labaatankii sano ee la soo dhaafay magacooda iyo muuqaalkooda toona maydaan arki jirin, maalinta siyaasadi soo korodho, ee wax lagu soo qafishay loo soo dhiibana telefoonka idinkama dhigaan.
Ragaasi quud iyo qaadhaan idin lama aha marka aysan taagnayn xaalad siyaasadeed, marka qudha ee aad maqashaan qaylo dhaankoodu waa marka siyaasadi taagan tahay, Ragaas iska ilaaliya,tolow. Hawdka markii aanu joogney waxaanu arki jirney marka reerku guuro iyagoo reeraha kale Gaadiid celis u siiya awrtooda reero kale. Isbedelka amuuraha dunida maanta waxaa caado u noqotay in beryahan qurbaha ku aragnay Rag Gaadiid Celis siyaasadeed ah oo marba nin mashruuc ku fushado ama nin kale la dayminayo. Ragaas iyo Raga soo diraytoona ku aaminimayno masiirka Buuhoodle iyo kan SSC toona.
Hadaanu nahay wax garadka gobolka cayn, ee hiil iyo hooba idin la garab taagnaa colaad, nabad, abaar iyo barwaaqaba. waxaanu idin ka digayna in aad ka feejignaataan raggaas awr kiraalayaasha ah, iyo kuwo idinka idin la jooga oo calooshooda u shaqaysta ee wax walba ka hormarinaya qaadka iyo qadada yaa qaba? Ilaahay talada ha ina waafajiyo dhamaanteen dhibka iyo dhibaatada la maleegayana ha inaka badbaadiyo.
Wa bilaahi towfiiq.
wax Garadka Buuhodle ee USA
Runtu waxay ka mid tahay ficilada Illaahay jecelyahay.
Qoraalkan ninka qoray aqoon uma lihi,laakiin waxaan si aad ah u soo dhoweynaya
digniinta uu reer buhodle u soo jeediyey.
Reer buhodle wuxuu ku caano maalay in uu taladiisa gacanta ku haysto Allana waa ugu hiiliyey ee yaan
talada nin aan kuu furidooninini kuu rarrin!
WSC.
Ma inagaa mise waa mudulood ninku? Hore ayuu usheegay in reer hawd maato yahay sidii caruurtana wa loogu sheego. ileen adhi qururux kama ilbaxo, reer Buuhoodlana boqortooyadda kama ilbaxo?
Cajaaibka iyo sumcad daradda Buhodle ka socdaa waxaa ka mid , in rag yiraahdaan gogosha Garaad Saleebaan dhigay ciidamo ayaanu gaynaynaa. Markii la waydiiyey waxan yaa idiin go’aamiyeyna waxay ku jawaabeen G6. Alaylahe waxaa dhab noqotay hadalkii G6 ka soo yeedhay reer Buuhoodle waa maato maatana anaga ayaa naqaana sida loola dhaqmo.Aminaad la’aanta intaa leeg mainaagaaga uqabna Garaadka mise ragaan golaha xaalka iyo ceebta ku qaib ayaad taladood ku dhaqmi.
Dr. Galaydh waa runtii oo reer Buhodle waa maato Siyaasadeed, sabatoo ah tariikh taxanaha ah ayaa sheegaysa innay lahay madax siyaasadeed. Waxaa kale oo layaab ah in la buunbuuniyo dadkooda dhiman loona isticmaalo Gaadiid Celis Siyaasadeed. Dadkooda wacana waa lagu diraa. Matalan Eng. Xandule waa nin aqoonyahana wanaagsana hase yeeshee waxuunan ka amaan heleen mid dhiman oo reer hawda ah oo dadka ugu horaynaya. Ninkooda raga raga waxay ku baabiiyaan cid hibla ayuu neceb yahay. Reer caymeed dadka dhiman ee marba meel u carara meel ha looga soo wad jiisto.
asc dhamaan akhyaarta horta injineer xandulle iyo cali waynu isku ogayn sheekh adan axmed isna wuu is sheegay waayo naceybka qofku wax buu yeelaa cadhadiisuna waxba ma soo kordhin aan naceyb ahayn .
.ninka cumar xaaji jaamac isaga nasteexo ayaa naga dhaxeysa waxba yenaan baharasme iyo cali la colobine bal horta waxii badali lahaa aan diyaarino waayo inaga cadow inooma aha malaha cid kale ayanu isaga gudbeynaa . ina xaji cise ma garanayo laakiin waxaan odhan lahaa hadii shirkii aad dhaafisey buuhodle waxii taleex kaga daba tagaya maxaa kaa galey kataangada uunbay fadhisanayaan markii hore hadii buuhoodle lagu qaban lahaa hoteelada sheekh adan axmedna waa buuxsami lahayeen madaxda reerkuna waxey fadhiisan lahayd VIP da dee ordayoo kataagada fadhiisata waataad arlada madhax u diideene .
War nimanyahaw waxan aad qoraysaan iska daaya oo tolka kadhex baxa mise mushaharbaa idinka baaqanaya hadaydaan tolka wax kasheegin
Mad faroole wax kasheegtaan intaad ali uun waxkasheegay saan
Waxaa la yaab leh G6 markii ay wayday tageero kale, ayey baaqaq been abuur ah ay sameeyeen ayaga oo taxaya magacyo dad baryo hore dhintay oo ay ku qoreen websites u adeega.
War dhulbahante talada garaadada ha loo daayo .
Waxaa wax la yaab leh dadkan halkan wax ku soo qoray ee odayaasha SSC shaqada ka dhigtay,iyagoo aan sheegi karin wax dhib ah oo ay u geysteen.Cali Khaliif waa odayga ugu qaalisan siyaasiyiinta SSC,isla markaana darajadii ugu sareysey ka gaadhay ilaa heer ra’iisul wasaaraha soomaaliya,ma jiro qof heerkaas gaadhay oo beeshaas u dhashay.Cali wuxuu yidhi “Ileen sagaaro ima barato,ma maalo,ma qasho markay i aragtona waa iga carartaa”,waxaan wanaag ahayn weligii inooma geysan,ee waxaa neceb kuwa u adeega Majeerteen iyo isaaq.Galaydh waa reer buuhoodle,hooyadiis waxay joogtaa Buuhoodle,reer Buuhoodlena waa tolkiis,markaa kuwiinan meeshan wax ku qorayaa reer Buuhoodle ama tihiin,mise waa kuso sheeganaya.is cadeeya.
Asc dhaman akhyarta webka iyo asaxabta afkaraha ilaahay marka hore dhamaanten ha isku keen keeno oo qalbigena ilaahay ha isku soo jeediyo ilaahay belweynta dhls. Ha mideeyo oo inta xun oo horgalada ah ilaahay ha kaqabto ayagana ilaahay dadkooda iyo midnimadoda iyo sharaftoda ilaahay ha usoo jeediyo aamiin inta kadib ani waxan aminsanahay anoo ka tusaale qaadanaya raga soo agasimay shirkan khaatumo in aan ujeedkisu ahayn in dhulbahante lagu mideeyo hadii lagu midaynayana loo jahaynayo dhanka snm waayo waan wada garanayna raga shirkan hormudka ka ah sida dr. Galaydh
Waa wax lala yaabo in dad weliba aqoon isbadayaa ay qoraalo noocan oo kale ah dadka usoo gudbiyaan(Buuhoodle miyaanay ahayn magaalo dhulbahante) Las-anod miyaanay ahayn dhul dhulbahante, yagoori, caynaba etc) sida aad hadalada u wadaan waa buuhoodlaa hadhsane isaaqow imow!!! Buuhoodlena keligeed wax noqon mayso, las anodna keligeed wax noqon mayso.
Waxaan odhan lahaa hala xishoodo talo wanaagsan hadad haysaan waa la idin arki lahaa mar hore!!!!
KUWIINAN MEESHA WMUNAAFAQADA KU SOO QORQORAYA EE NINKA KELIGII
DADKA BADAN ISKA DHIGAYOOW, NAMBARKIINII WAA YARAADAY, WAANA LAYDIN OGYAHAY
ILLAHAY WAA IDIN ARKAA ANAGUNA SIDOO KALE.
DADKIINA DHINAC MAAD KA RAACDAAN SIDAASAA IDIIN ROONAAN LAHAYD.
WAXAAN KALE OO LA YAABAY, WAXAAD MOODAA IN AY IYAGU ISTILMAAMAYAAN!.
WAXAAN MAQLI JIRAY NAAG WALIBA IYADOO KALAY KUMOODAA!.
KKKKKKKKKKKKKKKK
KKKKKKKKKKKKK
KKKKKKKKKKKKKK
Injineer Handulle waxaan weydiin lahayn horta intuusan arimahan ka hadlin!!! muxuu u qabtay buuhoodle iyo caro dhulbahante xisaab celin horta ha sameeyo.
G6 waxaa samaysay Interest group – Saddex meeloodka Fawdada ah ee ay holkood kula taliyaan kuma salaysna. Guddida qabanqaabada iyana habkaa fawdada ah kuma samaysna. Hadaba waxaa yaab leh inay hadda G6 codsadaan in waftiyada shirka imanayaa habkan fowdada ah ku yimaadaan waayo beelo si xaqdaro ah ayuu ugu sadburinayaa beelaha qaar kuwo kalena wuu ka duudsiyaa. Dhulbahante wuxuu si xalaala ugu shirikaraa degaan degaan. Wixii kale waa xiyaamo iyo iska horkeenka tolka shacabka dhulbahantana lugooyo kale maanta uma baahna oo wax buufahmay
Alleylehe wax garad ma qorin fartan malmaluuqan .waxaa xarxariiqey qolo loo yaqaan tolkood diid oo reeraha jale u dhaamiya . war haddii cidi ku raranayso koleyba ina adeerkaa yeel..
waa kuwa marba dhan u dhuuheeye..
war ileen anagaa wax aragnay war nimanyahow isklu xishooda oo wanaag ka shaqeeya oo iska’daaya tolka aad isku hurinaysaan ama laba cali ama G6 ama Garaad ha’loowado kaco danta guud ilaahayna haynagu guuleeyo .Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Umad wali ba ayaheed inay garto iyadaa leh, wali waxaad moodaa in la isu muuqdo waxba yaan laga sheegin deegaamad hadii aya tahay buuhoodle iyo taleex dhamaan waxaan u aqaanaa shakhsi ahaan ul iyo diirkeed deegaamada ssc intaas ka dib waxaan jecelahay in la iska daayo oo laga waan toobo shaksi nacaybkam, waxaan jeclaanlayaa inaad aayihiina ka tashataan cidaan ahay baa cid idiinku xigta iyana diyaar maaha wakhtigan marka tashada midooba markaas baad wax noqonaysaan anan wax noqonaynaa
waad mahadsantihiin
G6 waxay u badheedheen ceesh gunimo markay cad quudheed ka qaateen Siilaanyo
Waxaa laga horjoogaa godob sokeeye qof maskaxyari u badheedho
walee hadii xalaalnimo iyo daacadnimo jirto waa aqoonyahanka beesha, laakiin wiilashan yar yar ee dacaayadaha rakhiiska ah ugu badisey idinkaa aayatiinkeeda heli. waxaa ugu danbeyntii kula talinayaa qofkasta oo beesha ah in la taageero gogoshan fikirkeedu kasoo fuley aqoonyahandeena sharafta leh ee kadamqanaya duliga iyo ihaanada ina saaran, loona duceeyo.
KKKKKKKKKKKKKKK INADER DHULBAHANTOW RIYADA RAQISKA AH AYNU KA BAXNO OO
RUNTA AYNU ISKU SHEGNO OO HADI MACA SHIRKU DHAMAADO XAGE LALA TAGAYA
MA DIYARAD DUSHEED
INADER DHULKEENI 20 SANO AYU DIB U DHAC KU YIMI GOBOLADI KALE WALAHI WA INAGA TAGEEN MARKAS XAGE LA INAGU WADA MA BURBUR IYO BARAKAC
MAMULKAN SOMALILAND 20 SANO AYU IS DHISAYEY OO INGIRISKUNA WU CAWIYA MARKAS INAGA DAAYA BURBUR OO SIYASAD CIYAARA ILMADERAYAAL
Waxa yaab ah daadkan reer buhoodle waxay ka shegayan .wadnaha keliya ssc ka socota waa reer cayn.atleast they are not sellin their land and ashaming ssc by bringing sillanyo to lascanod and also being farole housepet without guilty -ness lolz
dhulbahante beri hore ayuu kala dareeray , ee maxaa laysla wareerin , adeer nin kastow meeshaad rabto raac ama ku biir , 20 sano ayaanu qaadhaan iyo shir iyo dagaal iyo barkac ku jirnaa …. qayr keena 10 sano ayay arday jaamacado uga soo baxayeen oo waxay maryaan heer ay wershado iyo wadooyin iyo dekado dhistaan…………….walaahay dhulbahante hadaynu nahay waxay nu nahay reerka ugu liita soomaali
Mudane Cali Khalif, waa in reer Buhodle taageero, waayo rag macna leh reer Buhodle ma leh, sababtoo ah nin dumarkeenuba isaga ayey la socdaan oo inooma tirsana. Fadlan, haku ceeboobina dumarka ayaa la socdee. Reer Buhodleh waa maato ee wakhti ha ku limana waana sidaa cumar Xaaji Jama usheega.
Galaydh iyo Boohodle dantooda iyo ta reerkaba waa yaqaanaan . Waxa maatada aha dhab ahaantii waa Ugaaryahan iyo reer laascaanood . Buuhoodle waa iska celiyaan wixii soo doonta . anigu ma ihi Dhulbahante balse waxaan ahay Doraad arimha reerka ka warqaba .Waligay waxaan taariikhda ku arkaa iyo gabayadii jore , Cali gari , Hagar ,Hayaag ,carraale iyo wacays iwm. war ceebta iska daaya oo rag wax la qaybsada haddaad ugaaryahayn tihiin.. bootaad haysaan
Kkkkkkkk war dhulbahantow dr.galaydh yuu hooyadii wasay maxaad ka rabtaan cawaan yahow galaydh waa inaadeer keen waana shaqsi asaga kaliya maxuu qabankaraa kuwa hargaysa iyo garawe jooga maad la xisaabtan taan cawaan bilaa caqli ah webka taleex ceebeye maad wax ka sheegtaan ilmu sinah xaraami
Dhulbahante maahine dhoohane ayanahay cawaan buuhodle iyo talex xudun boocama ayaa la isagu keen dirayaa miyaa cawaan indhahaad la dihiin galaydh maxaad udhiibaten kuwa magaciina dadka ku baryaya maad wax ka shegtan oo snm iyo ssdf ku shaqaystan oo tolka isku dirayaa shirka khaatumo taleex buu ka dhacayaa amaankiisa ciidamo isku dhaf ah ayaa sugi doona wax lagu qanci karona waa ka sobaxayan hadii buhodle lagu qabto shirka hoteel hebel ayaa buux sami lahaa wax lagu hadlo mahan anaku hadan reer taleex nahay meshii dhulbahante dego raali ayanu kunahay marka maskaxda hoos inii foorartee kor eega
Gaadhigii Garaad Jama ayaan Buhodleh yimid, Garaadkuna waa soo socdaa. Fadlan, Garadka la safta ]kolay dad isku sanbanaal malihidin. Raaca ayahay reer Buuhodle waxii idin la lahaa. Oo ha la idin adeegsado colaada dhextaal walaalihii. Qurbaha dumar walan ayaa jooga.
Waxaan farali lahaa dadka faraa badan ee qoraalada indho la’aanta ah qoraya ee ragg waaweyn ku aflagaadaynaya in ay horta joojiyaan marka labaad reerkeena dhulbahante waa wada reer miyi xoolo dhaqato ah siyaasad wax kama naqaan cilmi ma lihin, taladeeni waxay ku soo Ururtay yaynu raacnaa iyo Putland baynu hayb wadaagnaa. Mar hadii hadafkeenii halkaa joogo maxaynu inteena indhaha u ah dadka sida G6 aynu u raaci weynay halka ay inoogu taliyaan mida kale qorigaan inta aynu sidano maynu caruurteena wax barro oo dagaal wax barasho gallo inta aynu iska caabinta dadka wax ma garatada aynu isgu dhiibayno berrina ayn Aanno Qabiil isugu dilayaan waar maskaxda aan ka koro Oo h loo yeedho odayadan ku shuf beelay Garoowe laguna bah dilayo.
Alaa kariim maxaa meesha yaqaan dhibe boodaya oo qas iyo qudhun dhulbahante 80 sano asaagii ka reebay weli ku jira war muraayad isku eega qabiilka kaliya ee qabiil kale haystaa dhulkiisa waa dhulbahante idina fulaynimo iyo xin iyo xasarad history noqotaad la wareegaysaa shimbirayahow inoo heesa
Kkkk asc ilaahay twfiiqda hana waafajiyo ani waxaa guul ii ah dhulbahante oo garabkayga taagan indhisuna cadawga arkaan oo kor iyo hoosba u fakara ani waxan oranlaha faroole waan aragna dhul dhulbahante duulan ku ma ah dhulbahante inuu laayana uma socdo xaquuqdi ay lahayen shacabka sool siyo ceyn na wuu gabay oo mid difaacaya u ma eka lakin ninka habeen iyo maalin ku fakaraya dhulka dhulbahante iyo dadkaba inuu dhamanti qabsado oo caalamka ictiraafkaga raadsado waa silaanyo walahay macaa habraha snm waxay ku fakarayan dhulka dhls marka hadad walalihini aad kaa shanlahayden cadow ad u aragtan hade snm bay farxad u tahay faroole iyo ina cali shir waa 2 shaqsi lakin boqolaal baa jogta kafiican lakin wakhtigu uu san usaamixin marka tolow indhihina dhanka hargaysa u jeediya oo cadowga hadad ku bilowdan maantay loo kala harimaayo lakin faroole u ma eka nin dagaal qaadaya ingariskana ka hortagan oo leh dhulka anaa gumaystay snm baana u aqoonsanahay marka tolow dhulka siyaasad ahaan ku cadeeya iyo dhalashaba suu is qab qabsiga uga baxo asc iga raali ahaada by muwaadin
waa idin salamaya saxibayal gar ahaan shacabaka reer ssc slan ka dib saxibayal waxan raba in somaliland aan wax la qabasano waayo waa dad nabad jecel dhinac kale waxan tagayi dhawan gabalad somaliland waan yabayi walhi hor maraka ka jira dhulka ee dhinac walba leh waxabarasho dhaqale cafimad bal isu eeg burco ama borame iyo laascanoodo isaaq waa is dilayi lkn waa heshiin kara waxan idin tusaya bal qodabad kala ah
1ma jooga laascanoodo nin isaaq ah oo ganacasade ah ?
2 ma jooga adaryi isaaq ahi laascanoodo
3ma joogata gabar jariyad ahi isaaq ahi laascanoodo
4 ma jooga wasiir isaaq ahi gaadhi cad wato oo joog laascanoodo iyo qar kalo badan?
bal ii soo jawab saxibayal
Abtiyaa sheey miyeey washen mise nin kaa buhodle waxka shee gayaa dhulbahan tee maha ka buhodle waxkashegaya cida maha wanku dharanka raa waliba mato kushegaya buhodle iyo manto kala dher wale waa lafdha barta dhulos
KKKKKKKKKKK MID AYA KA QALDAN DHULKU WA DHUL WAQOYI OO SOMALILAND U TALISO EE INADER CADIFADA ISKA DAAYA INGIRISKA AYA SHEGAY OO DHAHAY DHULKA ANA GUMAYSTAY DHULKU WA SOMALILAND EE IDIINKU GURA EE DHULKU MA GUURO
WA BILAHI TAWFIIQ
ACK
Reer Buuhoodle wax la yidhaahdo ma jiro mana jirayo hadaan dhubahante weyne jirin. G6 haday tidhi waar aan isu nimaadno oo wada hadalno halkii danta reerku jirtona aan qabano. Magan alle goormay dagaal noqotay? Waar ka leh somaliland baa wanaagsan, ka leh puntland baa maslaxada dulbahante ku jirta, ka leh aan gooni isu taagno, ka leh sidan aynu hada nahay bay inoogu baadisaa iyo ka haya fekrad kale mid walowba kale shir wax ka iibi. Waar cali khaliif ma aqaani, lakiin shirkii ugu danbeeyey si fiican buu u hadlay, wana qof kaliya vote keliya shirka ku leh. Guys grow up. let us get together nothing more nothing less. That is what G6 calls us do. Buhodle ma kalshaale yuu waxaanu ahaan jirin ku noqday
baaq baaq baaq dhulbahantow horta is xoree gumaysi baad ku jirtaayee adoo xor ah syaasad waad ka hadli kartaa lkn hada duli lagu qoslo oo kaftan ka xiran yahay oo cirdigooda iyo sharaftooda aan ilaashan karin baad tihiin waxaad musqulaha u qodi doontaan labada jiraan sida oromada oo kale
waa Ilaah mahadii in maanta dhulbahante is raacay oo midoobay inta yar ee weli cudurku hayo oo aan halkan ku arko aragtidoodu waa minoraty berina la maqlimaayo codkooda waa cudur laga bogsooday
@ali jibril nin murqaansa afkii baad ku hadashay adeer ingiriis shaluu kuu yimi markaad buuraha ka soo degtay ee subagii aad naga xadi jirtay ka raysatay baad kibirtay isgiris tag xabashina waa sii socdaa harti waqooyi baa ku bada ordaya bada casina waa hortaada duli fooqa duli gumaysi ku nool hadaadan gumaysi ka maarmin anaa ku gumaysanya (al aqrabuuna awlaa bil macruuf)kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk