Dagaal Qaraar oo manta Galinkii danbe ka dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigabo
Labaatan sano ka dib xasuuqii ugu xumaa Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Xudun oo ahayd maalin ciideed ayaa mar labeed maleeshiyaadkii SNM waxay weerareen xaafada Daaroodka ka degaan Magaalada Ceerigaabo iyaga oo Ciidaya
Maleeshiyaadka SNM oo uu hor boodayo Ninkii gacanta u geliyey Beesha SNM magaalada Laascaanood oo ah Xaabsade ayaa weerar ku qaaday xaafada Beesha Daarood ee dhanka bari iyada oo la sheegayo in ay maleeshiyaadka SNM ay kaga dhintaan dagaalkii maanta labo askaro hase ahaatee aan la ogayn qoryaha Tiknikad ah oo ay ridayeen gurmadkii Beesha Isaaq oo dhowaan ka yimid galbeedka si ay gacan u siiyaan labada Beelood oo isku haya gudah a magaalada Ceerigaabo mid ka mid ah.