War Deg Deg ah Guriga Raisal Wasaare C/weli Gaas Guri Ku dhagan dhaxdiisa oo laga maqlayo dhawaqa Qaraxyo Culus iyo Qasaaro Halkaasi Ka dhashay
Warar iminka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxyo Xoogan oo is daba joog ah Dar yankiisa la maqlayo uu ka Qarxay Guriga Raisul Wasaaraha soomaliya C/wali Gaas Guri ku dhagan Waxaana gurigan Qarax yada Laga maqlayo horay udaganaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya iminka ah ay Hooy utahay ciidamada Sida Gaarka ah ula Dagaalama Kooxda al shabab ee Loo yaqaano P.I.S ta
Warka ayaa sheegaya in Ujeedada Qarax yada iyo Rasaastav Kale ay Ka dhalatay kadib markii ay istaabteen Koronto Guriga Ku Jirtay iyo Rasaastii Ciidanka P.I.S T Sidaana uu ku dhashay Qaraxyada iyo Qasaaraha uu Keenay
Guriga uu Qarax Yadaasi ka dhashay ayaa la sheegay in uu dhaliyay Qasaaro Kala duwan Oo soo Gaaray ciidamadii iyo Dadkii kale ee Goobta Ku sugnaa Waxaana Waqtigaan la Arkayaa Gawaari aad Uabadan oo soo dal Daleysa Dhaawaca dadkii Wax Yeelada soo gartay Mana Lahubo in ay dad ku dhinteen iyo in kale
www.buhodlepost.com