Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada Soomaaliya.
Arrimo Sir ah oo uu Daboolka ka qaadey Cabdulaahi Cabdi Yirid oo ka mid ahaa Dhalinyaro lagu martiqaadey shir ka dhacay Magaalada London ee Cariga Ingriiska gaar ahaa 31 dii Oktoobar ayaa sheegey inshirkaas lagu martiqaadey dad fara badanoo isugu jirey Soomaali iyo Ajaaniib , sago sheegey ama ku tilmaamey Shirkas Shirkii Hagardamada ee Soomaliya wuxuuna Wareysigiisa daboolka uu kaga qaadey arrimo sir oo uu sheegey in lala damcasan yahay dadka Soomaaliyeed. fadlan fur linkigan
Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada Soomaaliya.
xigasho Somalitalk.com