|

K6 oo sheegay in ay warqad fasax ah ka soo qaateen dawlada Zenaawi

Addis-Ababa(Buhodlepost): Xubin ka mid ah Golaha Wasiiradda Dalka Ethiopia, oo codsaday inaan  magaciisa la sheegin, ayaa  cadeeyeey in Dawladda Ethiopia wax xog ah ka haynin wararka faanka iyo been abuurka isugu jira ee sheegaya in dawladda Ethiopia ka war qabto shirka beesha dhulbahante. Taas oo wasiirku ku sheegay in shirkaasi khusaynin dawladda Ethiopia.  DR/ Cali Khailiif Galaydh ayaa  dhawaan sheegay in dawlada Ethiopia ay taageersan tahay shirka Taleex

Qore:Abshir X. Cali- Addis-Ababa, Ethiopia

 

1 Response for “K6 oo sheegay in ay warqad fasax ah ka soo qaateen dawlada Zenaawi”

  1. idinku wixii wax taraya amaba aad aragtaan inuu wado dan somali amaba dhulbahante xasaasiyad ayaad ka qabtaan sidii isaxaaq shamiir oo kale markaas itoobya waxba nagama gelin hadaad tihiin somalidiid waan idin ogahay oo waxaad tihiin kuwo ku shaqaysta somalidiidka idoorka oo aad ahaydeen awelba allhawd kuwo wax ku soo xariiqi jiray hadana udega rogtay meeshan war magaca u daaya dadka calaasha ah

Fikrad Ka Dhiibo