Home » December, 2011
Entries posted on “December, 2011”
Xil Ka-qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka, Hees Wanaagsan ee Shimbiraha! Qore: Xassan Xayle Talaabo lama filaan ah Ma aheyn arrin la rumeysan karo in xubnaha Baarlamaanka ay sameeyaan INQILAAB aan dhiig ku daadan, daqar iyo dhaawac fudud mooyaane, ayna ku dhawaaqaan inay xilka ka qaadeen Af-hayeenkii Baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh Adan, haddana ay ku talo jiraan inay [...]
December 31 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxaa saaka magaalada Buuhoodle ka soo anbaxay Wafti ballaadhan oo ku wajahan magaalada Taleex ee la filayo in shirka khaatumo labo ka bilaabmayo ,waftigan ayaa lagu wadaa in ay ka qayb galaan shirka Khaatumo II,waftidan waxaa hogaaminaya Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo Garaad Saleebaan Buraale Aadan Sh Cumar Sh Cismaan Sh.Cumar Sh Cumar Soodaani Caaqil Hindi [...]
December 31 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dec 30, 2011: Mudane ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Ururka Midowga Afrika warqad aqoonsi ah oo ay ku taageerayaa xilka qaadistii Shariif Xasan. Prof Maxamed Xuseen Ilka dahab oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka ayaa sheegay in ay heleen warqad qaas ah oo kasocotay Midowga afrika oo lagu taageeray go’aankii Xilka looga qaaday [...]
December 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Shirka Garoowe Gudonkiisu waa Gunimo iyo Gumaysi Cusub waxay tahay in shir loo qabto laba gobol oo lagu sheegay inay mathalaan Soomaaliya oo dhan, go’aanka ay gaaraanna uu yahay mid dalka lgu dhaqaayo, lagana hirgelinaayo meel kasta, waana arrin runtii aan la qaadan karin lana aqbali karin, ummadda oo dhan waxaan ka codsaneynaa inay [...]
December 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Guddigii Dhexdhexaadintu waxay ku guulaystay inay isu keento beelahii dhibku kala gaadhay. Beesha Samakab Cali waxay soo gudbisay in gartoodu tahay Gar Shareeco, Beesha Farax Calina way la qaadatay. Ka dib waxaa shalay guddigii dhexdhexaadintu isugu yeedhay beesha Samakab Cali iyo Beesha Farax Cali. Waxaa shirkaas ka soo qaybgalay Cumar Cali Koore. Cumar Cali Koore [...]
December 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Odayaasha G6 ayaa la sheegayaa in ay warqad ama fariin si anshaxdarro ah u gu diray Eng.Maxamed Cali Mirre waxayna u sheegeen in uu 27 december 2011 uu yimaado shirka Taleex isagoo wata hal qof oo kaliya,ilaa intii Maxamed Cali Mire uu warbaahinta ka hadlay waxaa jiray eedaymo badan oo ay soo jeedinayeen taageerayaasha G6 [...]
December 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
qaarka mid odayaasha Reer Taleex ayaa si kulul uga hadlay arimaha shirka taleex iyagoo xusay in hadii lays ku dayo in shir lagu qabto magaalada Taleex in ay dagaalami doonaan.fadlan linkigan fur http://taleex.net/2011/12/22/caaqiil-cabdisalaan-muuse-nuur-axmed-iyo-taleex-waa-lagu-soo-duulay-cid-uu-dhib-ka-galayna-maan-ogin-dhagayso. http://taleex.net/2011/12/22/shariif-yaasiin-cali-shire-oo-waraysi-bixiyay-ku-aadan-xaalada-taleex-dhagayso
December 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
taliyaha Ciidanka SNM Max’ed Xasan Jidhif oo u hanjabay Gen.Ilka Jiir,C/Samed Cali Shire iyo Reer Laascaanood isagoo sheegay inuu soo xidhayo Xuduuda Somaliland hadii Lay soo daansado waan soconayaa ilaa mesha is soo celisa,wuxuu soo dhaweeyey dhalinyarada iyo qaadwalayaasha Reer Buuhoodle ee ku sugan Hargaysa. wararka kale ee Hargaysa ka soo baxaya Magaalada Hargaysa ayaa [...]
December 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Gudoomiyaha Urur NSUM ENG. Max’ed Cali Mire ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Odayaasha Qurjabajoogta ah ee qabanqaabinayey Shirkii Taleex,Max’ed wuxuu ugu celceliyey muhiimada ay leedahay wada khaldan ee hada la hayo loo ga weecdo,si shirku u badbaado islamarkaana aysan suurta gal ahayn in dad oo is haya shir loo qabto ama meelkale ha lagu qabto [...]
December 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Urur Diiimeedka XISBULLAHI ayaa maanta si adag u canbaareeyay Xadhiga lagula kacay Gudoomiyaha Ururka XISBULLAHI Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle, oo ay maalintii shalay ahayd ciidamadda Amaanku xabsiga u taxaabeen Sheekha. Ururku waxa ay sheegeen in ay ka xun yihiin xadhiga lagula kacay Gudoomiyahoodda, waxana ay xadhiga Sheekh Maxamuud C/laahi Gaalle ku tilmaameen mid sharci darro [...]
December 19 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Muddo qarniyo ah, nolosha dadka Soomaalida ahi waxay ahayd mid aanan wax wayn ku kala duwanyn, sababtuna waxay ahayd dadka oo dhamaantood reer miyi ahaa. Noloshaas oo muddo qarniyo ah uusan doorsimaad cayilan haleelin, ayaa qarnigii 19-aad waxaa si wayn u soo if-baxayay raadadkii xiriirka ganacsigii caalamiga ahaa uu ku yeelanayay qaar kamid ah beelihii [...]
December 17 2011 | Posted in Suugaan | Sii Akhri »
BAARLAMAANKII SOMALIYA OO HORE U CAQLI BEELAY AYAA HADANA INDHO LA’AAN KU DARSADAY. Si looga gudbo khilaafka ragaadiyey habsami u socodkii hawlihii dowlada iyo kuwii baarlamaankaba, sidoo kale isqabqabsiga xubniha ugu sareeyey wadanka oo mar walba soo noqnoqda awgeed ayaanu garanay in hadaanu nahay Baarlamaankii Somalia in aanu u hogaansano heshiiskii Kampala, waxaanuna cod aqlibiyada [...]
December 17 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Reer Yagoori oo sideed sano ka dib waagii ku baryey wali aan cibra qaadan,iyo dhulbahante oo wali Run isu sheegin,Degmada Yagoori ee ka tirsan Gobalka Sool,waxaa baryahan ka socday sheqaaqooyin,ka dhashay dil-toogasha ah oo loo gaystay in dhalainyaro oo aan waxba galabsan,ka dib markii ciidamada SNM ay gabood fal u gaysteen dad Rayid ah,taas oo [...]
December 16 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Arinka gobolada SSC waa mid aad xasaasi u ah, una baahan si qoto dheer oo taxadar leh in loo wajaho, dhibaatada kala daadsanaanta ah ee shacabkaas walaalaha ah saameeysay wadada kaliya ee loo wajihi karo xalintooda waa qodobada soo socda. 1. Shacabka iyo siyaasiyiinta gobolada kale ee Puntland ku sugan waa inay muujiyaan inay dad [...]
December 16 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Mudooyinkan waxaa goballada Sool,Sanaag iyo Cayn ka socday dhaqdhaqaaqyo dhinaca debada laga soo abaabulayey,dhaqdhaqaaqyadaas oo ku wajahan, shirweyne Beeshu isugu imanayso inkasta oo ay dhiilo ka dhacday deegaankii lagu waday in shirku ka dhaco,shacabka SSC waxay aad wax isaga waydiinayaan in ay suurta gal tahay in shirka 7 casho ka dib la qabto hadii,ay wax [...]
December 16 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
JUBA, 12 December 2011 (IRIN) – Land deals done in newly-independent South Sudan “threaten to undermine the land rights of rural communities, increase food insecurity, entrench poverty, and skew development patterns” in the resource-rich but poor nation, a new report says. The US-based Oakland Institute (OI) says deals done prior to South Sudan’s independence this [...]
December 15 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
Guddida qurba joogta Axmed Garaad: 1. iyada oo gudanaysa waajibaadkii lasaaray ee ku caddaa ujeedooyinkii ay qurbajoogta Axmed Garaad ku midowday 7dii December 2011, 2. Iyadoo dhaqan gelinaysa go’aamadii ay wadajirka u gaadheen odayaasha iyo xubno guddida ka mid ah, maalintii khamiistii ee 8dii Decembar, 2011, halkasoo ay Gaashaanle-Sare Amed Maxamuud Cabdi iyo Oday Maxamed Mahdi [...]
December 14 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Muqdisho Illaa saddex mudane oo ka tirsan barlamaanka KMG Soomaaliya ayaa dhaawacyo soo gaareen ka dib markii dagaal gacanta la isula tegey uu dhexmaray mudanayaasha barlamaanka oo iska soo horjeeda oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa la isu adeegsaday feer iyo laad iyadoo mudanayaasha qaarkood ay kuraasta soo [...]
December 14 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Nothern Somali Unionist Movement(NSUM) 2011-12-12 TACSI Hadanu nahay xubnaha ku jira ururka NSUM, meel ay jooganba waxanu Tacsi u dirayna dhamaan Reer Aw Cali shire, waxanuna ka tacsidaynayna geeridi ka dhalatay mashaqadii naxdinta laheyd ee ka dhacday Taleex ayna kuna dhinteen labada marxuum ee kala aha Jamac Aw Cali Shire iyo Mubarak Salax Cali [...]
December 13 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Security and diplomacy go hand in hand. Diplomacy is the ultimate weapon in the search for security. The group noted that stabilization of Somalia will contribute to dealing with piracy in the region. As members take practical steps consistent with international law to combat piracy, IOR-RIM could serve as an effective vehicle for sharing information, [...]
December 13 2011 | Posted in Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »