|

Baaq-Nabadeed oo loo dirayo walaalaha Reer Taleex

 Baaqyada naga soo gaadhaya dadka ku sugan Gudaha iyo debada wadanka ayaan la soo koobikarin,dhamaan waxgaradka Beelaha Hawd ee dhulbahante gaar ahaan Reer Buuhoodle, ayaa ku baaqaya in arinta Taleex halkaa lagu joojin wixii dhacayna aan wax kale laga daba gayn, oo laga shaqeeyo sidii loo dhamayn laha iyagoo ka codsaday qoysaska dhibku gaadhay in dulqaad iyo samir muujiyaan kuwa kalana ka codsaday in ay si walaalnimo ah wax arinta wax uga qabtaan,xal deg deg ah na laga gaadho.

 dadka Baaqyada diraya  oo aanan magacyadooda la koobi karin ayaa  ka kooban dhamaan Qaybaha Bulshada,sida     Bulshada,sida Issimada ,Culimada,Cuqaasha ,dhalinyarada ,Haweenka iyo Aqoonyahanada.

www.buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo