Gudoomiyaha NSUM Eng.Maxamed Cali Mire oo laga waraystay shirka Khaatumo
Guddoomiyaha Ururka Midnimada Woqooyiga Somalia (NSUM), Maxamed Cali. Mire oo kasoo jeeda deegaanka Sool ayaa sheegay in dadka deegaanku ay xaq u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan.
Waxa uu sheegay in Somaliland ayna xaq u lahayn inay ka horjoogsato waxa dadka deegaanku doonayaan.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

[...] Ururka Midnimada Woqooyiga Somalia (NSUM), Maxamed Cali. Mire oo kasoo jeeda deegaanka Sool ayaa sheegay in dadka deegaanku ay xaq u leeyihiin inay [...]