|

qoyska Reer Yuusuf Maxamed Hindi iyo Jaaliyada Bristol UK oo Tacsi U diraya qaraabada uu Ka geeriyooday Marxuun Xaaji Axmed Muuse Ciise (Axmed Shiil)

Dhamaan reer Yuusuf Maxamed Hindi waxay halkan tacsi uga diriyaan eheladii iyo qaraabadi uu ka tagay Xaaji Axmed Muuse Ciise(Axmed Shiil).
Waxayna leeyihiin idinka iyo anagaba ilaahay sabar ha nagasiiyo, isagana ilaahay Jannatul Firdows hoygiisa ha ka dhigo.
 
Yousuf Mohamed (Hindi) Ducaale
Xalimo Xaji Abdi Barre
Cabdirizak Yousuf Mohamed Hindi
Cabdiqani Yousuf Mohamed Hindi
Cabdicasiis Yousuf Mohamed Hindi
Mubarak Yousuf Mohamed Hindi
Deeqa Yousuf Mohamed Hindi
Cabdisamed Yousuf Mohamed Hindi
Amina Yousuf Mohamed Hindi
Cabdifatah Yousuf Mohamed Hindi

Waxaa tacsidan diraya jaaliyada Bristol ee Wadanka United Kingdom waxaana ay u dirayaan marxuun Marxuun Axmed Muse Ciise (Axmed shiil) oo caawa ku geeriyooday magaalada laascaanod ilaahay waxaan uga baryeenaa janatul fardowsa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo Aamin Aamain Aamin.
Waxaa Diraya Dadkan Hoosku Qoran
 
Cabdicasiis Yousuf Mohamed Hindi
Dahabo Cali Cusman
Racwi Maaweel
Hodan Geele
Saciid Mohamud Ali Geele (JeenaYare)
Mohamed Elmi Muse
Saciid Dalmar
Nasra Mustafe Isse Griig
Nasra Ibrahim Isse Griig
Faisa Salah Ducaale
Shiine Salah Ducaale
Ali Abdullaahi Jama
Issir Saadle
Dhinbiil Hussein Dahar
Cabdirahman Hussein Dahar
Fathiya Abdi Hussein
 
Dhamaan dadka oo idil waxaa ay tacsi u dirayaan qoyskuu uu ka geeriyooday marxuun Axmed Muse Ciise (Axmed shiil) Oo Caawa Ku Geeriyooday Laascaanod. ilaahay waxaanu uga baryeenaa in uu u fududeeyo su aasha qabriga janatul fardowsana geeyo qoyskii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo
 
 
 
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.”
 
sidoo kale hawlwadeenada  shabakada Buhodlepost ayaa
iyaguna u tacsiyey naya qaraabada Xaaji Axmed Muuse
Ilaah ha u naxariisto.
 
 

Fikrad Ka Dhiibo