Qodbaddii Caaqil Maxamuud X.Cumar Camey
Caaqil Camey oo shaaca ka qaaday 3 qodob ee uu doonayo in ay shirka ka soo baxdo (cod)Caaqil Maxamuud xaaji Cumar Camey oo shalay (08-01-2012) ayaa daboolka ka qaaday seddexda qodob ee uu doonayo in ay shirka ka soo baxaan.
Caaqilka markii lagu casumayay mikirafoonka ayaa wiilka xidhiidhinta hayey oo lagu wargeliyay in uusan adeegsan derejada Caaqil niimo ayaa ku fadeexadoomay ka dib markii ay dadweynaha ku dhawaqeen “Caaqil Maxamuud”.
Cali Khaliif ayaa horay ugu wargeliyay dhamaan shaqaalahiisa in uusan Caaqil Xaaji maxamuud ahayn Caaqil.
Khudabad kicisay dareenka bulshada u ooman dib u soo celinta magaalada Laascaanood oo ay gacan galiyeen beelaha dega Laascaanood ayuu soo jeediyay Caaqi Maxamuud X Camey.