|

Siyaasiga Ismaaciil Max’uud Buubaa oo ka hadlay Aragtidiisa Maamulka Cusub ee Looga Dhawaaqay Shirka Taleex

Walaaca Somaliland

Ismaaciil Buubaa oo aan weydiinay walaaca maamulka Somaliland ee la xiriira in maamulka Taleex looga dhawaaqay uu caqabad ku yahay jirirtaankiisa taasina ay horseedi doonto dagaal khasaare sababa oo labada maamul dhexmara ayaa waxaa uu sheegay inuu san qabin fikirkaasi isagoo tilmaamay in aan hadda la joogin waqtigii dagaal loo bir tuman lahaa. Wuxuusa dhanka kale ku booriyey Somaliland iyo Puntland inay iskaasjhi walaalnimo la sameeyaan maamulka cusub ee ay sameysteen dadka deegaanada Sool, Sanaag iyo Togdheer.

Siyaasiga Ismaaciil Buubaa  oo ka hadlay Aragtidiisa Maamulka Cusub ee Looga Dhawaaqay Shirka

Fikrad Ka Dhiibo