Doodii Dhexmartay Indhasheel,Aadan Yare iyo Indho-indho
Faaqidaadda: Shirka ka Socda Taleex
Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay shirka Taleex uga socda siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odoyaasha beesha degan gobollada Sool iyo Sanaag.
Shirkan ayaa lagu go’aamiyay maama-goboleed la sameeyo..
Haddaba barnaamijka Faaqidaadda ayaa ka hadlaya maamulkasi, wuxuu soo kordhin karo iyo aragtida ay ka qabaan maamulkaasi maamullada Somaliland iyo Puntland oo iyagu ku muransan labadan gobol.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya oo arrimahaasi ka dooddaya;
Mxamed Yusuf Jaamac oo ka mid ah odayaasha qabanqaabiyey shirka oo jooga Taleex,
-Aaden Xaaji Xuseen Ismaaciil oo ka mid ah Baarlamanka Puntland,
Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland
kkkkkk walee af noolina wa hadlaa ayna wa ciyaaaaaaaaa indho indho waa eey meel ugu xidhan snm waah waah waah
WAA YAAB MAXAA KU GAAR REER LAAS CAANMOOD HADII AY SAMEEYSTAAN MAAMUL U GAAR AH,MAADAAMA YA SOMALIDA INTEEDA BADAN AY JIDKAAS MAREEN,GAAR AHAAN TAN SOMALILAND WAXAAN U ARKAA GAR DARO AAN GEED LOOGU SOO GABAN.
ANIGU WAXAAN QABAA INAY REER LAAS CAANOOD KA GAABIYEEN HOWSHAAN MAR HORE.LAAKIIN HADII AY HADA SAMEEYSTEEN WAXAAN LEEYAHAY HAMBALYO.