ciidanka SNM ee Buuhoodle Soo Weeraray oo la Baacsanayo iyo dagaalkii oo ka socda Kalshaale
Kadib markii horjoogaha jabhada SNMT Siilaayo uu shalay ku baaqay Dagaal ayaa waxa saqdii dhexe ee xalay Weerar Gaadmo ah lagu soo qaaday Magaalada Buuhoodle,gaabmadii hore ayay gudaha u soo galeen magaalada Buuhoodle waxayna ku laayeen dad shacab ah,waxayna gubeen ilaa sedex Gur iyo kaalin shidaal,mudo saacado ah lka dib ayaa waxaa soo bilaabmay gurmadka SSC oo ka yimid magaalo ka teedsan.
dagaal culus ka dib ayaa ciidanka SNM ayaa laga saaray,waxaana hada Dagaalku ka socday Aaga Kalshaale iyo Hogoogane oo ay dib ugu gurteen waxaana la sheegayaa Khasaare aad u baaxadweyn oo labada dhinacba ah iyadoo la sheegayo gawaadhi Tikniko ah laga gubay SNM Curi Aadan geele oo ka mid ahaa Horgalayaasha Sn ayaa la sheegayaa inuu ku dhintay dagaalka.
la soco wixii ka soo kordha