Feb. 22, 2012 In the interest of full disclosure, Professor Abdiweli M. Ali is a friend, whom I have known for many years as decent man and a highly credentialed academic. He has been active in Somali affairs, especially Puntland state, long before he assumed the Premiership of the TFG. As member of the Somali [...]
Daadah: Learn Somali Book One Written By Zainab Dahir & Illustrated By Abdimajid Saed October 18, 2010 PREFACE: Reading Zainab Dahir’s book Daadah – Learn Somali, Book 1, with deliberation, I am sure, one cannot fail to appreciate the enormity of the task she has set herself to fulfil. This book, which is [...]
Prof. Cali Khaliif Oo Beesha Muuse Ciise ka Codsaday in laga qabto Faroole wax Ciidan ama Taakulo ahna aan Reer Buuhoodle uga baahnayn Beelaha Puntland
Cali Khaliif galaydh oo ka hadlay Xaflad loo dhigay Maamulka Khaatumo State oo ka dhacday wadanka Uk ayaa Beesha Ciise Maxamuud ka codsaday in laga qabto Faroole oo ku sifeeyey nin waalan,Cali Khaliif Galaydh wuxuu beesha Ciise maxamuud Gaar ahaan Muuse Ciise ugu baaqay in ay ka qabtaan Faroole,wuxuuna ugu maahmaahay islaan 1941 shaahla’aani dagaalkii labaad [...]
London Conference on Somalia: Foreign Intervention is not the best option for Somalia Written by Mr M Affi
London Conference on Somalia: Foreign Intervention is not the best option for Somalia Written by Mr M Affi Despite all efforts of the international community under the United Nation’s body in cooperation with the Organization of African Union, the League of Arab States and the Organization of the Islamic Countries, the tragic situation in Somalia [...]
Northern Somali for Peace and Unity (NSPU)
Statement by NSPU in Response to Abdirahman Mohamed Haji Feb 02, 2012 _________________ In an article titled Faking documents: the new past time of “Northern Somali for Peace and Unity” posted on WardheerNews on January 18, 2012 a certain Abdirahman Mohamed Haji, writing from Hargeisa, accused the Northern Somalis for Peace & Unity (NSPU) of [...]
Fikradii Aasaaska Somaliland:Shirka Guddiga amaanka ee Jabhada Somali National Movement (S.N.M) 14 March 1991
waraaqdan oo la qoray 14.March.1991, ayaa ah siyaasadii lagu aasaasay maamulka Somaliland,waxaa gudoominayey shirkan C/raxmaan Axmed Cal (C/raxmaan Tuur)i oo ah gudoomiyihii ugu Horey Maamulka SNM ee Somaliland la baxay. Qoraalka Qeybtiisa Hore oo ku turjuman Afka Soomaaliga. Waa sidan Shirka Guddiga amaanka ee Jabhada Somali National Movement (S.N.M) Si’aan usoo bandhigno fidinta halgankii hubaysnaa [...]
Somaliland Vice president Painted A Bleak Future
August 7, 2008 By:Osman Jama Adam In a candid conversation with Diasporas Somalilanders the Vice-President of the self-declared Somaliland Republic painted a bleak picture of the economic and political crisis facing Somalia’s secessionists’ enclave. He shared with the audience, apparently in confidence, that he is in complete disagreement with President Riyaale with how the government [...]
Press Release:Somaliland’s SSC Occupation is a Threat to Peace in the Horn
January 16, 2011 NSUM:- Born out of terror, the one-clan secessionist enclave calling itself “Somaliland” has espoused terror as a means to achieve its ends from the moment it declared its secession. A reconciliation conference held in Burco in May 1991 among Somalia’s northern clans, including those from Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions, was [...]
Darwishland: Death Knell for Secessionists in “Somaliland” by Mohamed F.Yabarag
First and foremost the secessionist enclave called “Somaliland” has never been a legitimate state in the eyes of the international community. It exists only in the minds and hearts of its die-hard supporters whose SNM militia had singlehandedly fabricated this non-existent mirage entity in defiance of the will of all the other Somali clans in [...]
Who discovered the Metrical Structure of Somali Poetry: Arale or Gaariye?By Dr.Said Fahia
The English Language On-line Dictionary defines discovery as the act of making something known or visible. Obtaining sight or knowledge of a thing for the first time is part of this definition. In agreement with this definition of discovery, in the last three years a large section of the Somali literati are consumed by [...]
THe SSC COME BACK By:MAHADO SHEIKH DAHIR
January 10, 2012 William Topaz McGonagall (1825–1902) not only won notoriety for being the most dreadful poet of all time in the English-speaking world, but also for showing no regard or recognition whatsoever for his peer’s views of his work. Yet, if history were to be charitable to the Scot, he could have been remembered [...]
Galaydh dhugo dhankaagaa tolkaa, looga soo dhacaye!
Waa laba aan is qabanayn, sida shacabka dhulbahante wax u doonayaan iyo damaca gaarka ah ee G6, runtii waa wax kala fog daacadnimada shacabka SSC iyo booraan u qodka shirka khaatumo ee G6. Aan soo dhawaado oo idhaahdo. Ina ciise iyo Galaydh miyaanay arkayn shacabka dhibaataysan ee cadowgu haysto ee caleemaha qoyan meel walbaba ula [...]
Shirka Khaatumo 2 iyo Mustaqbalka Puntland
Waxaa todobaadkan magaalada Taleex ee Taariikhiga ah ka bilowday shirweynihii in muddo ah la sugayey oo ay beesha Dhulbahante ee ku dhaqan gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ay isugu yimaadeen cuqaashooda, waxgaradkooda iyo Issimadooda. Kulankan ayaa ah mid ka yimid beesha si ay uga tashato mustaqbalkeeda iyo dhibaatooyinka siyaasadeed iyo beeleed ee ka jira deegaanada [...]
Ujeedada Labada Cali (Cali Ciise Cabdi Iyo Cali Khalif) Ee Shirka Khatumo 2:
Marka hore dhaman Umada Musliminta ah waxan ku salamayaa salanta islamka (ASC WR WBR) bacada salaam, waxan jeclahay in aan maqaal ku saabsan siyasada gaarka ah ee Labada Cali ay ka leeyihiiin shirka Khatumo iyo u jeedada dhabta ah in aan ku soo gudbiyo qoraal. Sida aan rajaynayo, maqalkani wuxuu indho u noqon donaa dad badan oo [...]
An open letter concerning “The Garowe Principles”
To: Ban ki-Moon, UN Secretary General CC: UN Security Council CC: The African Union CC: The Arab League We, Somali citizens, former leaders and civil society personalities, are gravely concerned about the implications of the “Garowe Principles.” Signed on December 24th by six Somali politicians under the auspices of the UN Political Office [...]
Xil Ka-qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka, waa shimbirayahow Heesa, Hees Wanaagsan Heesa!( by Hassan Haile)
Xil Ka-qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka, Hees Wanaagsan ee Shimbiraha! Qore: Xassan Xayle Talaabo lama filaan ah Ma aheyn arrin la rumeysan karo in xubnaha Baarlamaanka ay sameeyaan INQILAAB aan dhiig ku daadan, daqar iyo dhaawac fudud mooyaane, ayna ku dhawaaqaan inay xilka ka qaadeen Af-hayeenkii Baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh Adan, haddana ay ku talo jiraan inay [...]
Reer Yagoori oo sideed sano ka dib waagii ku baryey wali aan Cibra qaadan,iyo dhulbahante oo wali Run isu sheegin
Reer Yagoori oo sideed sano ka dib waagii ku baryey wali aan cibra qaadan,iyo dhulbahante oo wali Run isu sheegin,Degmada Yagoori ee ka tirsan Gobalka Sool,waxaa baryahan ka socday sheqaaqooyin,ka dhashay dil-toogasha ah oo loo gaystay in dhalainyaro oo aan waxba galabsan,ka dib markii ciidamada SNM ay gabood fal u gaysteen dad Rayid ah,taas oo [...]
Isku DhaciiTaleex iyo Kaalinta G6 :
Mudooyinkan waxaa goballada Sool,Sanaag iyo Cayn ka socday dhaqdhaqaaqyo dhinaca debada laga soo abaabulayey,dhaqdhaqaaqyadaas oo ku wajahan, shirweyne Beeshu isugu imanayso inkasta oo ay dhiilo ka dhacday deegaankii lagu waday in shirku ka dhaco,shacabka SSC waxay aad wax isaga waydiinayaan in ay suurta gal tahay in shirka 7 casho ka dib la qabto hadii,ay wax [...]
ERGADA QURBOJOOGTA AXMED GARAAD
Guddida qurba joogta Axmed Garaad: 1. iyada oo gudanaysa waajibaadkii lasaaray ee ku caddaa ujeedooyinkii ay qurbajoogta Axmed Garaad ku midowday 7dii December 2011, 2. Iyadoo dhaqan gelinaysa go’aamadii ay wadajirka u gaadheen odayaasha iyo xubno guddida ka mid ah, maalintii khamiistii ee 8dii Decembar, 2011, halkasoo ay Gaashaanle-Sare Amed Maxamuud Cabdi iyo Oday Maxamed Mahdi [...]
Calooshooda Ushaqaystayaal G6 Dirsatay oo Dad Shacab Ku Laayey ah Magaaladda Taleex
Maleeshiyaad ka amar qaata odayaasha la baxay G6 ee u hogaamiyo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta duhurkii xasuuq ka geystay duleedka magaalada Taleex. Maleeshiyadan ayaa weerar fulaynimo ah oo gaadma ah ku qaaday gaadhi ay saarnaayeen dad rayid ah oo u dhashay degmada Taleex kuwaaso ku sii jeedya magalaada Taleex. Weerarkan ayaa waxaa lagu dilay 3 qof [...]