Home » Maqaallo
You are browsing entries filed in “Maqaallo”
Mudooyinkan waxaa goballada Sool,Sanaag iyo Cayn ka socday dhaqdhaqaaqyo dhinaca debada laga soo abaabulayey,dhaqdhaqaaqyadaas oo ku wajahan, shirweyne Beeshu isugu imanayso inkasta oo ay dhiilo ka dhacday deegaankii lagu waday in shirku ka dhaco,shacabka SSC waxay aad wax isaga waydiinayaan in ay suurta gal tahay in shirka 7 casho ka dib la qabto hadii,ay wax [...]
December 16 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Guddida qurba joogta Axmed Garaad: 1. iyada oo gudanaysa waajibaadkii lasaaray ee ku caddaa ujeedooyinkii ay qurbajoogta Axmed Garaad ku midowday 7dii December 2011, 2. Iyadoo dhaqan gelinaysa go’aamadii ay wadajirka u gaadheen odayaasha iyo xubno guddida ka mid ah, maalintii khamiistii ee 8dii Decembar, 2011, halkasoo ay Gaashaanle-Sare Amed Maxamuud Cabdi iyo Oday Maxamed Mahdi [...]
December 14 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Maleeshiyaad ka amar qaata odayaasha la baxay G6 ee u hogaamiyo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta duhurkii xasuuq ka geystay duleedka magaalada Taleex. Maleeshiyadan ayaa weerar fulaynimo ah oo gaadma ah ku qaaday gaadhi ay saarnaayeen dad rayid ah oo u dhashay degmada Taleex kuwaaso ku sii jeedya magalaada Taleex. Weerarkan ayaa waxaa lagu dilay 3 qof [...]
December 11 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Somalia MPs led by Ahmed Ashareh want the United Nations to replace its representative Augustine Mahiga for allegedly failing in his duties December 09, 2011. FILE By LUCAS BARASA lbarassa@ke.nationmedia.com Posted Friday, December 9 2011 at 13:22 Somalia MPs want the United Nations to replace its representative Augustine Mahiga for allegedly failing in his duties. In [...]
December 11 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Tartankii ciyaraha Degmooyinka Gobolada Cayn , Sanaag iyo Sool (CSS) ee beryahan socdey ayaa waxaa dheeshii ugu danbeysey isugu soo baxay, maalintii Sabtida ee bisha December 10,2011, Degaamada Saaxdheer iyo Shangalle. Ciyaartaas oo aan habka farsamada loo sinnayn, dhinaca orodkuna aanu dheeli-tirnayn, waxaa daqiiqadihii horeba la liqsiiyey laba gool, oo is daba jooga, kooxda Shangalle. [...]
December 10 2011 | Posted in Maqaallo, Sports, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Mogadishu Dec 05, 2011 (NationalTurk) – Unidentified gunmen have attacked overnight a Turkish Aid hospital in the Somalian capital Mogadishu, causing damages and casualties of the medical staffs and the building of the central, according to eyewitnesses said on Monday. At least one of the guards of the centre was confirmed shot dead in the [...]
December 6 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Updated: Nov. 25, 2011 For a generation, Somalia has been aeffective central government byword for the suffering of a failed state. It has been without an since 1991, when the former government was toppled by clan militias that later turned on each other. Since 2006, the country has faced an insurgency led by Al Shabab, one [...]
November 29 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
بِسۡمِ ٱللهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ Atlanta(Buhodlepost): Guddiga dhaqaala uruurinta ayaa ku guuldaraysatay Wilaayadda ka dib markii dadkii Teleconference lagu Xidhiidhinayey ay diideen inay la hadlaan. Mudane Cali Cige, ayaa dhowr jeer ku celceshay waar telephonadiinii waa aragnaaye hadla! Sida oo kale waxay guuldaro [...]
November 27 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dadweynuhu waxay ka yaaban yihiin dhacdooyinka guracan ee iyo qaabka maroorsan ee guddiga G6 ay caadaysteen kuna saabsan habmaamulka shirka khaatumo II. Aqoonyahanadda isu xilsaaray, waxay ku tilmaameen, badbaadinta beesha SSC waxaa aad u kala gedisan ujeedadda ay ku dhawaaqeen iyo qaabka ay wax u fulinayaan. Aqoonyahanadda waxaa lagu kari layahayn in ay garwaaqsadaan ama [...]
November 27 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
The best of friends from SSC region can’t agree on an order for tea in their own restaurants. So, naturally you do not expect them to agree on a single political goal and strategy. That is not unique to them if you ask me. Somalis and Somali clans are divided. One good thing I see [...]
November 27 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
ALLAA mahad leh Nabad gelyo iyo Naxariisina Nebigiisii Suubanaa korkiisa ha ahaato. Burburka dalkii iyo dadkii ka dhacay labaataneeyadii sano ee ugu danbaysay , beesha Jaamacsiyaad ee dhulbahante waxaa u dheer burbur xaga madax dhaqameed kii iyo talada ah. Waxaa qurbaha iska abaabulay niman isku magacaabay ( gudiga fulinta ee Jaaliyada dibeda) ah oo dhaqankii [...]
November 23 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Nineteen-year-old Zainab’s body was found in a submerged car at the bottom of the Rideau Canal, along with her sisters, Sahar, 17, and Geeti Shafia, 13, as well as Rona Amir Mohammad, 50, in June 2009. Mohammad Shafia, 58, his wife Tooba Mohammad Yahya, 41, and their son, Hamed Mohammad Shafia, 20, have all pleaded [...]
November 23 2011 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »
2011 COLUMN CONTEST WINNER DLM is a home-schooled pastor’s kid, a real life Bible-college educated evangelical in the middle of Portland, Oregon. Currently living in low-income housing with a bunch of Somali Bantu refugees, a husband, a baby, and a very cranky cat, DLM writes about her missionary dreams and cross-cultural schemes while ardently striving [...]
November 18 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Bulshada SSC ayaa aad uga walaacsan hab-maamulka qabsoomidda shirka, iyagoo qawadsan majaraha ay raacayaan kooxda K6, oo u muuqda in aanay rabin inay cidna la wadaagaaan taladda shirka. Waxaa la is waydiinayaan waxa la kala leexiyey hadalkooda iyo sida ay wax u qabanayaan. “Taladda cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ayaa iska leh” ayay dadka maqashiiyaan, waxaanay dhabarka [...]
November 15 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Some in the media may paint Somali pirates as womanizers with lavish tastes and an eye for Nairobi real estate, but Nuruddin Farah exposes the shallowness of such depictions in his 11th novel, “Crossbones.” This timely book, which can be read as a stand-alone work or as the final volume in the author’s acclaimed Past [...]
November 5 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
dr.Abdullahi Hassan Mohamud (Abdullahi Spanish) is one of the intelectuals in Northern Unionist region of Somalia, starting point of article,As an introduction to his article posted in Wardheernews.com, Mr. Silanyo tried unashamedly to exploit the misfortune of other Somali clans by referring to the “drought, famine, refugees, piracy, violence and terrorism” that he sees are [...]
October 26 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Rome: LA REPUBBLICA in Italian 19 April/88 p 10 [Interview with Somali President Mohamed Siyaad Barre by Stefano Malatesta in Mogadishu] [Excerpts] Mogadishu – Entering Villa Somalia, Somali President Mohamed Siyaad Barre’s residence, even when you are expected, is always somewhat unpredictable. You therefore have to be very cautious. The handpicked members of the presidential [...]
October 19 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Masiirka Buuhoodle ku aamini mayno nin berito ka maalin yidhaahda: “Anigu waxaan leeyahay Tol Siyaasadeed ee malihi tol qabiil”. Haday taariikhdu tahay cashar aynu ku saadaalin karo mustaqbalka, shaqsigii lagu bartay in uu Danayste yahay, beri dantiisuu kaa raacanayaa, shaqsiga lagu yaqaan in uu Dantiisa ka hor mariyo tan guud ee tolka iyo Qarankaba, berito [...]
October 10 2011 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »