Home » Suugaan You are browsing entries filed in “Suugaan”

prof.Saadiq Enow

prof.Saadiq Enow

Muddo qarniyo ah, nolosha dadka Soomaalida ahi waxay ahayd mid aanan wax wayn ku kala duwanyn, sababtuna waxay ahayd dadka oo dhamaantood reer miyi ahaa. Noloshaas oo muddo qarniyo ah uusan doorsimaad cayilan haleelin, ayaa qarnigii 19-aad waxaa si wayn u soo if-baxayay raadadkii xiriirka ganacsigii caalamiga ahaa uu ku yeelanayay qaar kamid ah beelihii [...]

December 17 2011 | Posted in Suugaan | Sii Akhri »

Dhacdo tiiraanyo iyo argagax leh oo lamaane Somaliyeed ku dhex martay dalka Canada “Qiso xanuun leh”

Dhacdo tiiraanyo iyo argagax leh oo lamaane Somaliyeed ku dhex martay dalka Canada “Qiso xanuun leh”

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Saciid iyo Fardowsa, Fardowsa ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, balse waxaan kusoo barbaaray [...]

November 28 2010 | Posted in Suugaan | Sii Akhri »