Baadigoobka Meydadka Musiibadii Dalka Japan Oo Weli Socda
Dalka Japan ayaa waxaa weli ka socda dadaalka lagu doonayo in lagu helo meydadka dadkii ku geeriyooday musiibadii dhulgariirka iyo Tsunamiga ee ka dhacay dalkaasi Japan. Gobalka Miyagi ee waqooyiga dalkaasi Japan oo kaliya ayaa laga helay xeebaha gobalkaasi meydadka dad gaaraya 2 kun oo qof, ayadoo weli la la’a yahay kumanaan kun oo dad [...]
ciidamada Taageersan Hogaamiye Qadafi oo qabsaday magaalada Soo Saarka Saliida ee wadankaasi SATURDAY, 12 MARCH 2011
ciidamada Taageersan Hogaamiye Qadafi oo qabsaday magaalada Soo Saarka Saliida ee wadankaasi Libya(Togdheernews.com)-Gudoomiyaha Kooxaha Mucaaridka ee ka soo horjeeda Xukuumada Hogaamiye Mucaamar El Qadaafi ayaa sheegay in laga qabsaday magaaladda Ras Lanuf oo ah magaaladda Wax soo saar iyo Siliida ee Wadankaasi, waxaanu tilmaamay Gudoomiyuhu in laga saaray daafaha magaaladda 20Km . Sidoo kale waxa [...]
Burcad-badeedii dishay muwaadiniinta mareykanka oo maxkamad lasoo taagay
13 burcad-badeed soomaali ah iyo mid u dhashay dalka Yemen oo lagu eedeynayo dilka afar muwaadiniin Mareykan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Norfolk ee gobolka Virginia, USA. Burcaddan ayaa lagu eedeynayaa qafaalka iyo dilka Jean, Scott Adam, Bob Riggle iyo Phyliss Macay ee dhacay bishii eynu soo dhaafnay ee Febraayo, waxaana eedeymaha loo [...]
Somali lagu Jir-dilay Kuwait (Habeen iyo Maalin Xabsiga ayaa la igu cadaabaa:Guuleed Maxamed oo Qeylo-dhaan u diray Dawlada Mareykanka
Dawladda Mareykanka ayaa beenisay inay ku lug leeyihiin jir dilka dalka Kuwait loogu geystay muwaadin Somalied oo heysta dhalashada Mareykanka kaaasi oo lagu eedeyay inuu xiriiro la sameeyay saraakiil Al-Qacida ka tirsan oo ku sugan wadamada Somalia iyo Yemen Afhayeenka waaxda arrimaha dibadda dalka Mareykanka Philip Crowley oo wariyaal kula hadlay magaalada Washington ayaa sheegay [...]

