Feisal Omar/Reuters A Somali government soldier patrolled Mogadishu on Tuesday. The mandate of the transitional government ends in August. By JEFFREY GETTLEMAN Published: February 22, 2012 TABDA, Somalia — On Thursday, foreign policy heavyweights will gather in London and spend about six hours trying to solve a problem that has bedeviled this forlorn country for [...]
Leaked Draft Communique for London Conference
Initial Document For Feb 23 Meeting Reveals Less Than Ambitious Agenda 02/15/2012 This is a leaked document on the Somalia conference planned for February 23, 2012. It contains a draft communique to be published at the end of the conference: LONDON CONFERENCE ON SOMALIA: DRAFT COMMUNIQUE 1. The London Conference on Somalia took place at [...]
[SNM]: We are the Mujahidiin of the Horn of Africa
In an interview he gave to Radio Halgan in August 03, 1987, SNM chairman Ahmed Mohamed Silanyo said that he has a confidence in SSDF [Kulmis] and SNM [Kulmiye] factions to lead the struggle of overthrowing the Somali regime; and their struggle gained ground until the regime was brought to its knees. Twenty years [...]
somaliland-the-illegitimate-widow-in-the-horn-of-africa by Olivia
By Olivia Rutazibwa In a violent Horn of Africa, Somaliland is an oasis of relations still and order. Twenty years ago Somaliland announced itself independent. Since, however, no nation has famous this small state in a northeast of Somalia. Broad, somewhat tilted streets in a whitewashed city. A variety of donkeys, H2O tanks, qat stands, [...]
Sh.Shiriif Axmed:Shirka London ha Ixtiraamo Madaxbanaanidayada iyo dawladnimada Soomaaliya
Madaxweynah DKMG ee Somalia ayaa ka hadley arrimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiskii Garowe, shirka London, iyo arrimo kale. Madaxweynaha ayaa rajo ka muujiyey natiijada shirka London, isla markaana sheegay in Somalia ay ka bixi doonto dhibta ku habsatay. Dhinaca kale ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta ka shiray shirka London ee Soomaalida loo [...]
Prof.Axmed Ismaaciil Samatar Shirkii Garoowe wuxuu ahaa Shir guul ah, Taasna waxaa sahashay Dadaalka Soomaali doonka ah ee ay Puntland wado, Waana ugu hambalyeynayaa Shacabka Halkaas degen”
Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee waxka dhiga qaarkamid ah jaamacadaha dalka Maraykanka ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyey qaybtii labaad ee shirkii Tastuurka Qaranka Soomaaliya oo Labo cisho ka hor kusoo gabagaboobey magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kaasoo uu sheegey inuu ahaa shir muhiim ah oo loo [...]
Baaq ka soo Beesha Cumar Maxamud ee Washington State USA.
Golaha Guud ee Jaaliyadda Cumar Maxamuud Gobolka Washington – USA,Talaada, Feb. 14, 2012 Ujeeddo: Ku Baaqid Tallaabooyin deg deg ah Golaha Guud ee Jaaliyadda CM Gobolka Washington State – USA ahaan, annaga oo ku hadlayna magaca xubnaha Jaaliyadda ee Gobolkaan ku nool, kana tarjumayna dareenka shacbiga aan wakiilka ka nahay iyo inta nala qaddiyadda ah [...]
UK:The House of Commons Debate on Somalia
The British Somaliland ceased on the 26th June, 1960 and joined their fellow Italian Somaliland on the first of July, 1960 to form a state called Republic of Somalia. On July 20, 1961 and through a popular referendum, the people of Somalia ratified a new constitution which was first drafted in 1960. Any future alteration [...]
Prof. Cali Khaliif Oo Beesha Muuse Ciise ka Codsaday in laga qabto Faroole wax Ciidan ama Taakulo ahna aan Reer Buuhoodle uga baahnayn Beelaha Puntland
Cali Khaliif galaydh oo ka hadlay Xaflad loo dhigay Maamulka Khaatumo State oo ka dhacday wadanka Uk ayaa Beesha Ciise Maxamuud ka codsaday in laga qabto Faroole oo ku sifeeyey nin waalan,Cali Khaliif Galaydh wuxuu beesha Ciise maxamuud Gaar ahaan Muuse Ciise ugu baaqay in ay ka qabtaan Faroole,wuxuuna ugu maahmaahay islaan 1941 shaahla’aani dagaalkii labaad [...]
Baaq ka Soo baxay Jaaliyada Maamulka Salal -lughaya State OF Somalia
Mas’uuliinta Maamulka Salal iyo Lughayaha State of Somalia ayaa war qoraal ah oo ay warbaahinta Soomaalida u qaybiyeem waxay kaga wareen xaaladaha Siyaasada Maamulka Cusub iyo meelaha maamul goboleed cusubi ka hawli gali doono Salal iyo Lughaya state of Somalia oo ay ku dhawaaqday Beesha ciise ee degta waqooyi Galbeedka Somaliya waxaa loo dhisay sidii [...]
Evil Triangle in Somalia:Secessionism, Terrorism,and Their Resource
The unholly alliance of the Secessionist One-Clan-Somaliland, Al Shabaab, and DahabShiil Money Transfer Company is the evil behind all that went wrong in Somalia. Nowadays, the evil has started to spill over in neighboring countries and the region with a strong concern that it could further affect other parts of the world, if not effectively [...]
Fanaanadda-Qaranka/ halgaamaaga Umadda Somaliyeed: Saado Cali Warsame
War laga helayo ila xogaogaal ah,ayaa sheegaya in fanaanadda qaranka Saado Cali Warsame ka heshay casuumad sharaf, Wasaaradda arimaha debadda ee Ingriiska. Haseyeeshee, arintaa fanaanadu way ka waa ka cudur daaratay, sababa la xidhiidha dagaalka xaqdaradda ah ee Somaalidiidku ka wadaan magaalamadaxda gobolka Cayn, ee Buhodle awgeed.
Dhiigcab Siilaanyo OO Xilkii ka Xayuubshay Horboodihii Maleeshiyadda Isaaqa
Buhodlepost: Siilaanyo ayaa galabta xilkii ka xayuubshay horboodihhii Maleeshiyada Somalidiid Maxamed Xasan Jidhif iyo Abaanduulihii Ibraahim Caydiid Dhabdhable. qab-qable dagaal Siilaanyo waxa uu u magacaabay Taliye cusub oo Magaciisa la yiraahdo Ismaaciil Shaqalle. Shaqallena wuxuu magacaabay horboodaha maliishiyadda C/laahi Xaaji Jaamac Calas. Sida wariyahayaga jiida hore Amina Isse soo warantay waxaa is bedelkaa loo aanaynayaa jabkii iyo [...]
An Open Letter to Hon. Henry Bellingham, UK Minister for Africa by Osman Hassan
An Open Letter to: Hon Henry Bellingham Minister for Africa Foreign & Commonwealth Office, King Charles Street, London. SW1A 2AH Subject: The London conference on Somalia (23 February 2012) Hon.minister We the Forum for Foreign Relations of the recently established Khaatumo State of Somalia, based on the northern regions of Sool, Sanaag and Cayn [...]
Jabkii Saaka EE Ciidamadda Soomaalidiidka!
February 08, 2012 08:14 Am (Buhodlepost) Buhodlepost: Wariyaha BuhodlePost, ayaa khadka Telephone ugu waramay, Buhodlepost.com wuxuuna sheegay in sedex tikniko ah laga gubay Ciidanka Somaliland ee ku soo duulay Buuhoodle , wuxuu sheegay wariyuhu in ay jiraan Tikniko kale oo laga gubay SNM, maydad tiradoodu 10 qof kor udhaaftayna ay kaga carareen, goobihii ay fadhiyeen,wariyahayaga jiida hore ku sugnaa wuxuu sheegay inay [...]
Faan Isaaq (Xabashi yaan la seexday ama la kulmay)!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii February 7th, 2012 Comments Off a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/02/males-zanawi.bmp”>Hargeysa (Somaliland.Org)-Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka shaqo ku jooga dalkaasi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Raysal wasaare Males Zanawi waxay ka [...]
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cali Khaliif Galaydh oo maanta Addis Ababa wadahadalo ku yeelanaya iyo Itoobiya oo Heshiis ka dhex wada
Waxa la filayaa inay ka wadahadli doonaan Shirka Ingiriiska oo lagu wado inay wada tagayaan iyo Nabadgelyada Goboladda Barri Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo maanta u kicitimaya Addis Ababa Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmedc Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar iyo Madaxtooyadda Xirsi [...]
Caalamku Ma doonayo Dhawr Somaliyeed In Ay jiraan oo Soomali dhawr u kala baxdo
Shabakada Togaherer oo ka mid ah shabakadaha Somaliland leedahay ayaa weraysi ay maanta la yeelatay Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ah Suldaanka guud ee beelaha Isaaq wuxuu ku sheegay in shirka London yahay shir la doonayo in lagu mideeyo Soomaaliya, isla markaana Somaliland hogaan looga dhigo, isla markaana aanu caalamku ogolayn Soomaali dhawr qaybood [...]
