Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

EUFA:Wenger Iyo Nasri Talaabo Ayaan Ka Qaadaynaa

EUFA:Wenger Iyo Nasri Talaabo Ayaan Ka Qaadaynaa

UEFA ayaa shaaca ka qaaday in ay talaabo ka dhan ah tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger iyo ciyaaryahan Samir Nasri ay qaadeyso ka dib markii ay hadalo cadho leh ku yidhaahdeen garsoorihii ciyaartii Barcelona Massimo Busacca kaas casaan siiyay Robin van Persie. Tababaraha Faransiiska ayaa ka xanaaqay casaankii la siiyay Van Persie isagoo ku tilmaamay [...]

March 12 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Manchester United oo mar kale lagu tuntay

Manchester United oo mar kale lagu tuntay

kooxda ugu faca weyn horyaalka dalka Ingiriiska ee Liverpool ayaa 3-1 ugu awood sheegtay Manchester United,kadib markii ay ku marti gelisay garoonka Anfield. Dirk Kuyt ayaa Seddexda gool u wada saxiixay kooxdiisa Liverpool, iyadoo goolka qura ay keensatay Man. Utd uu u dhaliyey J.Hernandez, dhamaadkii cayaarta marki ay mareysay sagaashan daqiiqo. Kooxda heysata hogaanka horyaalka [...]

March 7 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Chelsea oo garaacday Man. United (2-1)

Chelsea oo garaacday Man. United (2-1)

Kooxda Libaaxyada mad-madow ee Chelsea ayaa 2-1 uga badisay kooxda laga fujin la,yahay hogaanka horyaalka Ingiriiska ee Manchester United kadib markii ay ku qaabishay gurigeeda. Cayaartan oo ahayd mid adag oo soo jiidaneysay indhaha daawadayaasha ayaa ku dhamaatay 2-1,sidaana ay guusha ku raacday kooxda tareenkooda jiidmaya ee Chelsea. Manchester United oo ku hormartay gool dhalinta [...]

March 2 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Birmingham City oo ku guuleysatay koobka Carling Cup

Birmingham City oo ku guuleysatay koobka Carling Cup

Obafemi Martins ayaa kooxdiisa farta ka saaray koobka Carling Cup kadib markii uu dhaliyey goolkii ay Birmingham City ku qaaday koobka daqiiqadii 89-aad ee dhamaadki ciyaarta. Taageerayaal badan oo si weyn u taageera kooxda Arsenal ayaa mar qura ooyey,iyadoo si weyn uga murugooday koobka ay ku haminayeen oo laga qaaday. Cayaartoyda Arsenal ayaa garoonka isaga [...]

February 28 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Arsenal oo ciil la hoyatay

Arsenal oo ciil la hoyatay

Kooxda New Castle ayaa ka careysiisay Arsenal, kadib markii guushii u muuqatay ay ka dhigeen bar-bardhac. Isma dhiibeyno, waan dagaalameynaa waxa ay aheyd fariintii NewCastle kulankii maanta ee ay kala hor tageen wiilasha Arsenal . NewCastle ayaa isku daba gidisay guul hubaal u muuqatay oo Arsnal ay qorshaha ku darsadeen . Arsenal ayaa qeybtii hore [...]

February 6 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Kooxda Liverpool oo 1-0 uga badisay Fullham

Kooxda Liverpool oo 1-0 uga badisay Fullham

John Pantsil ayaa gacanta u geliyey 3-da dhibcood ee ay Liverpool ka qaadatay garoonka, kadib markii uu daqiiqadii 52-aad ee qaybti danbe ee ciyaarta uu goolka ay ku badisay Liverpool ka dhaliyey kooxdiisii hore ee Fullham. Weerar adag oo ay soo qaadeen cayaartoyda Fullhan ayay wax natiijo ah ku keeni waayeen kadib markii uu darbi [...]

January 27 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Real-Madrid Intaan U Cayaari Lahaa Waxaan Ka Fariisanayaa Cayaaraha:Messi

Real-Madrid Intaan U Cayaari Lahaa Waxaan Ka Fariisanayaa Cayaaraha:Messi

Mucjisada kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa tusmeeyay jaceylka uu u qabo kooxdiisa uu haatan u ciyaaro in ka badan hal jeer, lakiin hadalkii ugu danbeeyay ee yiraahdo ayaa ahaa mid joornaalda Spain qabsaday. Ciyaaryahan ka reer Argentina ayaa la hadlaayay saxaafada ka dib kulankii Copa del Rey ee Bacelona laga badiyay, waxaana uu xaqiijiyay inuusan [...]

January 20 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Man-United oo Hogaanka ku soo Noqotay Iyo Liverpool Derby Oo Barbaro Ku Dhamaaday

Man-United oo Hogaanka ku soo Noqotay Iyo Liverpool Derby Oo Barbaro Ku Dhamaaday

Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska ee Premier League, inkastoo ay isku dhibco yihiin Kooxda ay isku magaalada yihiin Manchester City oo shalay si dirqi uga badisay Kooxda yar ee Wolves. Manchester United waxaa caawa ciriiri gelisay kooxda laga yaaban yahay ee Tottenham, kadib ciyaar ka dhacday Garoonka White Hart [...]

January 17 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

4-Tababare oo Qarka u-saaran in la ceyriyo (Akhriso magacyada Tababarayaal ka tirsan Horyaalka Ingiriiska ee wadnaha farta ku-haya in la ceyriyo)

4-Tababare oo Qarka u-saaran in la ceyriyo (Akhriso magacyada Tababarayaal ka tirsan Horyaalka Ingiriiska ee wadnaha farta ku-haya in la ceyriyo)

Tababarayaasha kooxaha Liverpool, West Ham, Chelsea iyo Aston Villa ayaa wadnaha farta ku haaya ka dib markii ay dhaqaajin waayeen kooxooda, waxaana mid walba oo ka baqayaa in la siiyo warqadii uu shaqada kaga tagi lahaa Tababaraha West Ham United yuhuud ka la yiraahdo Avram Grant ayaa u dhow in laga ceyriyo shaqada madaama kulankii [...]

January 9 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Somaliya oo wadada laga qafaashay

Somaliya oo wadada laga qafaashay

Ciyaaryahanka caanka ah ee reer Braszil islamarkaana lagu magacaabo SOMALIA ayaa waxaa qafaashay koox hubeysan xilli uu kusii jeeday garoon uu ku tababarto oo lagu magacaabo Engenhao stadium kaasoo ku yaal waqooyiga magaalada Rio de Janeiro. Booliska ayaa sheegay in saacado ka dib lasoo sii daayay laacibkan, waxa ayna intaa raaciyeen in ay wadaan baaritaan [...]

January 6 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

gobolka banaadir oo hantiyey koobkii gobolda somalia

gobolka banaadir  oo hantiyey koobkii gobolda somalia

Waxaa maanta Magaalada Garowe ka dhacday Ciyaartii Finalka ahayd ee ay wada Ciyaarayeen Kooxaha matalaya Goballada Banaadir iyo Bari oo u soo baxay Wareega ugu Dambeeya ee Ciyaartan kadib Markii ay soo tartameen Kooxo 15ka Gobal ee Soomaliya Matalayay. Ciyaartan Maanta oo ahayd Ciyaar aad u Xiisa badan islamarkaana ay Goobjoog ahaayeen Madexda Sare ee [...]

December 31 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Byee-Byee Rafael Benetez:Khilaafkii u dhexeeyay Inter-Milan iyo Tababarahooda oo la xaliyay

Byee-Byee Rafael Benetez:Khilaafkii u dhexeeyay Inter-Milan iyo Tababarahooda oo la xaliyay

Ugu danbeyn dagaalkii u dhaxeeyay Inter Milan iyo Rafa Benitez ayaa la xaliyay iyadoo lagu heshiiyay inay kala taagaan, oo uu wadahadlkooda ku dhamaaday afgarad sida lagu sheegay website kooxda Inter Milan Warbixin la soo dhigay website kooxda ayaa lagu sheegay sida tan: kooxda “F.C Internazionale iyo Rafael Benitez  wada hadalkoodii wuxuu ku dhamaday is [...]

December 23 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Mudug iyo Sool oo is-dhaafi-waayay iyo G/Banaadir oo ku tuntay Gedo

Mudug iyo Sool oo is-dhaafi-waayay iyo G/Banaadir oo ku tuntay Gedo

Ciyaaro aad u adag ayaa maanta dhexmaray xulalka kubada cagta ee gobolada Sool iyo Mudug, Banaadir iyo Gedo, kuwaasi oo ciyaarahoodu ay ku soo gabagaboobeen guul iyo guuldarro. Ciyaaraha galabta dhexmaray Group-ka B, waxaa qeybtii hore is arkey xulalka kubada cagta ee Sool iyo Mudug, kuwaasi oo ciyaartoodu ay ku soo gaba gabowday bareejo 1-1, [...]

December 23 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Samuel Eto’o oo ku Guulaystay abaal Marinmada Ciyaaryihinimada Qaaradda Afrika Markii Afaraad‏

Samuel Eto’o oo ku Guulaystay abaal Marinmada Ciyaaryihinimada Qaaradda Afrika Markii Afaraad‏

Xiddiga Wadanka Cameroon iyo koodxa Inter smauel Eto’o ayaa nasiib u yeeshey inuu noqdo xiddigii usu horeeyay ee ku guulaystay laacibka qaaradda afrika atar jeer.   Haddaba laacibkan oo 29 jir aha yaa soo zaraystay abaal marinta isaga oo koxda inter u horseeday inay noqoto  horyaalka talyaawsa, yurub iyo aduunka oo asbuuai aynu soo daatnay [...]

December 22 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Xulka Kubada Cagta Gobolka Mudug Oo Ku Durduriyey Gobolka Gedo

Xulka Kubada Cagta Gobolka Mudug Oo Ku Durduriyey Gobolka Gedo

Waxaa ciyaar aad u adag misana u xiiso badan maanta ay dhexmartey xulalka kubada cagta ee gobolada Mudug iyo Gedo, ciyaartaasi oo ku soo dhamaatey 1-0 hal gool iyo waxba oo ay guusha ku raacdey xulka kubada cagta ee gobolka Mudug. Labadan kooxood oo ka wada tirsan Group B ayaa waxay ciyaartooda maanta ay ahayd [...]

December 20 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Manchester oo maalqabeeno carab ah la wareegayaan

Manchester oo maalqabeeno carab ah la wareegayaan

Qoyska Xukuma dalka Qadar ayaa qorsheynaya in ay iibsadaan naadiga Man United ee horyaalka Ingiriiska ka dhisan. Warar soo baxay ayaa sheegaya in lacag dhan 1,5 bilyan oo gini istarliinka ay ku doonayaan qoyskaan uu hogaamiyo Raisul wasaaraha Qadar Sheekh Xamd Bin Xaasim in ay ku iibsadaan United. Qoyskaan xukuma Qadar ayaa horay u helay [...]

December 20 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Byee Byee Sh/Hoose oo noqday Xulkii ugu horeeyay ee Boorsooyinkooda xirxirtay (Gobolada Banaadir Iyo Sool Oo Barbaro Galay)(Wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha Gobolada ee ka socday Caasimada Garoowe ee Maamulka Puntland-State)

Byee Byee Sh/Hoose oo noqday Xulkii ugu horeeyay ee Boorsooyinkooda xirxirtay (Gobolada Banaadir Iyo Sool Oo Barbaro Galay)(Wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha Gobolada ee ka socday Caasimada Garoowe ee Maamulka Puntland-State)

Ciyaarihii gobolada oo maanta galay wareegii labaad ee groupyada laguna qabanayey Magaalada garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland-State ayaa waxaa ciyaartii dhex martay kooxaha Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose ee ka tirsan Groupka A ay ku dhamaatay 3 – 2 oo guusha ku raacday xulka Hiiraan waxaana sidaasi ku hartay xulka gobolka Shabeelaha hoose oo noqday xulkii ugu horeeyay [...]

December 19 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Rigoore Rooney cunay oo aan ka ja-jabinin Manchester Unaited

Rigoore Rooney cunay oo aan ka ja-jabinin Manchester Unaited

Ciyaar kulul oo caawa ku dhex martay garoonka Old Trafford ee carriga Ingriiska kooxaha Manchester United United iyo Arsenal ayaa ku dhamaatay 1-0, kadib markii kooxda Manchester kaga badisay Arsenal hal gool. Ciyaartan oo aheyd mid xiiso leh ayaa waxaa ay labada kooxood soo bandhigeen xirfadooda kubadeed, iyadoona la is mari waayay afartankii mirir ugu [...]

December 14 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Ronaldo oo wiil 5-sano jir ah helay

Ronaldo oo wiil 5-sano jir ah helay

Xiddigii hore ee Brazil Ronaldo ayaa sheegay in tijaabo xagga DNA –da ay cadeysay in uu Aabe u yahay wiil 5-sano jir ah.,Ronaldo fariin uu soo dhigay habeen hare bogiisa uu ku leeyahay Twitter: “wuxuu ku yiri Alex waa wiilkega wuxuuna ku biiri doonaa 3 caruur ah oo aan horey u dhalay.” Ronaldo, oo qorsheynaya [...]

December 13 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Chelsea Iyo Ac Milan Oo La Garaacay, Real Madrid iyo Arsenal Oo badiyay

Chelsea Iyo Ac Milan Oo La Garaacay, Real Madrid iyo Arsenal Oo badiyay

Kooxd Arsenal oo Ku Jira Groupka H ayaa u soo baxday wareega 16 ka dib markii ay 3 iyo 1 ku durduriysay kooxda Partizan Belgrade, Gool rigoore ahaa oo uu dhaliyay Van Persie, ayay hogaanka ku qabatay Arsenal ka hor inta aan la barbareyn daqiiqadii 52aad, balse Walcott oo bedel ku soo galay ayaa u [...]

December 9 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »