“Author Archive”

Faan Isaaq (Xabashi yaan la seexday ama la kulmay)!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Faan Isaaq (Xabashi yaan la seexday ama la kulmay)!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo  Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii February 7th, 2012 Comments Off a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/02/males-zanawi.bmp”>Hargeysa (Somaliland.Org)-Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka shaqo ku jooga dalkaasi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Raysal wasaare Males Zanawi waxay ka [...]

February 7 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cali Khaliif Galaydh oo maanta Addis Ababa wadahadalo ku yeelanaya iyo Itoobiya oo Heshiis ka dhex wada

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cali Khaliif Galaydh oo maanta Addis Ababa wadahadalo ku yeelanaya iyo Itoobiya oo Heshiis ka dhex wada

Waxa la filayaa inay ka wadahadli doonaan Shirka Ingiriiska oo lagu wado inay wada tagayaan iyo Nabadgelyada Goboladda Barri Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo maanta u kicitimaya Addis Ababa Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmedc Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar iyo Madaxtooyadda Xirsi [...]

February 7 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Caalamku Ma doonayo Dhawr Somaliyeed In Ay jiraan oo Soomali dhawr u kala baxdo

Caalamku Ma doonayo Dhawr Somaliyeed In Ay jiraan oo Soomali dhawr u kala baxdo

   Shabakada Togaherer oo ka mid ah shabakadaha Somaliland leedahay ayaa weraysi ay maanta la yeelatay Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ah Suldaanka guud ee beelaha Isaaq wuxuu ku sheegay in shirka London yahay shir la doonayo in lagu mideeyo Soomaaliya, isla markaana Somaliland hogaan looga dhigo, isla markaana aanu caalamku ogolayn Soomaali dhawr qaybood [...]

February 5 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Tacsi loo dirayo Qoyska Reer Cali Diiriye Cali

Tacsi loo dirayo  Qoyska Reer Cali Diiriye Cali

Anogoo kala ah dadkan magacoodu hoos ku qoran waxaan tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa qoyska Reer Cali Diiriye, Geeridii ku timid alla ha u naxariisto ee marxuun Jaamac Cali diiriye Ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo marxuunka Aamin.         1. Ibraahin Cabdi Maxamed 2. Xaaji Cabdi-Yare Muse 3 Cumar khaliif [...]

February 5 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

London Conference on Somalia: Foreign Intervention is not the best option for Somalia Written by Mr M Affi

London Conference on Somalia: Foreign Intervention is not the best option for Somalia Written by Mr M Affi

London Conference on Somalia: Foreign Intervention is not the best option for Somalia Written by Mr M Affi Despite all efforts of the international community under the United Nation’s body in cooperation with the Organization of African Union, the League of Arab States and the Organization of the Islamic Countries, the tragic situation in Somalia [...]

February 5 2012 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Dagaal xalay ka dhacay degmada luuq ee gobolka gedo

Dagaal xalay ka dhacay degmada luuq ee gobolka gedo

wararka ka imaanaya degaanka luuq ee gobolka gedo ayaa waxay sheegayaan inuu xalay halkaa ka dhacay dagaal u dhexeeya alshabaab iyo cidamada dawlada oo ay taageerayaan ciidamdada dawlada ethoipia.   dagaalka oo dhacay wakhti habeen ah   awgeed ayaanla xaqiijin khasaaraha uu gaystay  waxaase wararku sheegayaan in ugu yaraan tobaneeyo ruux ay ku geeriyoodeen iyada [...]

February 5 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

William Hague wasiirka arimaha dibada ee UK oo BBC Somali service u warramay

William Hague wasiirka arimaha dibada ee UK oo BBC Somali service u warramay

William Hague, oo shalay booqday magaalada Muqdisho, markii ugu horreysay ee Xoghaye Arrimo Dibadeed Britain ah uu booqda Soomaaliya muddo 20 sano ah, ayaa waxa dowladdiisu ay marti gelineysaa bishan shir loga hadlayo dhibaatada Soomaaliya. Xogahayuhu waxa uu sheegay in dadaalka beesha caalamka la mideynayo si wax looga qabo dhibaatada daba dheeraatay ee Soomaaliya. Waxa [...]

February 4 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Northern Somali for Peace and Unity (NSPU)

Northern Somali for Peace and Unity (NSPU)

Statement by NSPU in Response to Abdirahman Mohamed Haji Feb 02, 2012 _________________ In an article titled Faking documents: the new past time of “Northern Somali for Peace and Unity” posted on WardheerNews on January 18, 2012 a certain Abdirahman Mohamed Haji, writing from Hargeisa, accused the Northern Somalis for Peace & Unity (NSPU) of [...]

February 2 2012 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Tahniyad Aroos:Xaaji Maxamuud Haybe Awcali Iyo Marwo Nasiima suldaan Maxamuud Guuleed

Tahniyad Aroos:Xaaji Maxamuud Haybe Awcali Iyo Marwo Nasiima suldaan Maxamuud Guuleed

Waxaa Tahniyad kal iyo lab ah loo dirayaa Xaaji Maxamuud Haybe Awcali iyo marwo Nasiima Suldaan Maxamuud Guuleed oo arooskoodu ka dhacay Magaalo madaxda Gobalka Cay nee Buuhoodle 28 January 2012 waxaa tahniyadan diraya Dadka kala ah:   1 xanaan X. Axmed Aadan 2 C/raxmaan X. Axmed Aadan 3 Laki Haybe Awcali 4 Mubaarik Maxamed [...]

February 2 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Tacsi: Cabdullahi Sharif Dhegacade Oo 02/26/2012 Ku Geeriyooday Columbus, Ohio.

Tacsi: Cabdullahi Sharif Dhegacade  Oo 02/26/2012 Ku Geeriyooday Columbus, Ohio.

TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..Waxaa  ku geeriyooday magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, Mudane Cabdillahi Sharif Dhegacade. oo ahaa nin xilal sare ka qabtay dalka Somalia, ahaana nin ku caan baxay akhlaaq wanaag iyo asluub dheeraad ah, waxaa kaloo intaa u raaca Cabdillahi oday dhaqameed tariikh dheer leh ayuu ahaa. Taariikh nololeedka Caaqil Cabdillahi [...]

February 1 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

London Conference on Somalia: Building Momentum

London Conference on Somalia: Building Momentum

London Conference on Somalia: Building … So far, we’ve had an overwhelmingly positive reaction to the British Prime Minister’s announcement to host a Conference on Somalia in London next month. After 20 years of sliding backwards, it’s clear – and welcomed by many – that Somalia needs a step-change in effort, both from the international [...]

January 24 2012 | Posted in Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »

G6 OO Garaado U kaxaysanaya Dalka Ethiopia:

G6 OO Garaado U kaxaysanaya Dalka Ethiopia:

Odayaasha labaxay G6 ayaa qorshayanaya in ay dalka Itoobiya u kaxeeyaan 5 ka mid ah Isimada Beesha Dhulbahante mana cadda ujeedada safarkan loogu kaxaynayo dalka Itoobiya. Madaxad dhaqanka beesha Dhulbahante oo si wada jir ah u taageeray shirkii Taleex ayaa waxaa ay ku  kala aragti duwanaadeen saxiixa warqad ay soo gudbiyeen G6. Warqadan oo aan [...]

January 23 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

The Massacre in Las Anod By Osman Hassan

The   Massacre in Las Anod By Osman Hassan

January 23, 2012 The massacre that Somaliland’s occupation forces committed in Las Anod on Sunday 21 January 2012, in which a number of people were cold-bloodedly killed and many fatally wounded, may be the first of its kind. But it is only part of the wider crimes against humanity which the one-clan secessionist enclave calling [...]

January 23 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Yemen Legislators Approve Immunity for the President

Yemen Legislators Approve Immunity for the President

January 22, 2012 Yemen’s Parliament approved immunity on Saturday to free President Ali Abdullah Saleh from prosecution, following through on a requirement in a deal for him to give up power. The lawmakers extended the legislation to grant immunity for politically motivated crimes committed by all officials working under Mr. Saleh, according to the state-run [...]

January 22 2012 | Posted in Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »

Gunmen kidnapped an American man in the northern Somali town of Galkayo on Saturday:

Gunmen kidnapped an American man in the northern Somali town of Galkayo on Saturday:

Saturday, January 21, 2012 MOGADISHU, Somalia (AP) — Gunmen kidnapped an American man in the northern Somali town of Galkayo on Saturday, officials said. The gunmen surrounded the man’s car shortly after the man left the airport, said policeman Abdi Hassan Nur, who witnessed the incident. He said they then forced the American into another [...]

January 22 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »