“Author Archive”
waraaqdan oo la qoray 14.March.1991, ayaa ah siyaasadii lagu aasaasay maamulka Somaliland,waxaa gudoominayey shirkan C/raxmaan Axmed Cal (C/raxmaan Tuur)i oo ah gudoomiyihii ugu Horey Maamulka SNM ee Somaliland la baxay. Qoraalka Qeybtiisa Hore oo ku turjuman Afka Soomaaliga. Waa sidan Shirka Guddiga amaanka ee Jabhada Somali National Movement (S.N.M) Si’aan usoo bandhigno fidinta halgankii hubaysnaa [...]
January 21 2012 | Posted in Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
August 7, 2008 By:Osman Jama Adam In a candid conversation with Diasporas Somalilanders the Vice-President of the self-declared Somaliland Republic painted a bleak picture of the economic and political crisis facing Somalia’s secessionists’ enclave. He shared with the audience, apparently in confidence, that he is in complete disagreement with President Riyaale with how the government [...]
January 21 2012 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »
Qaar ka mid ah ergooyinkii shirka Taleex ayaa shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe waxaana ay ka hadleen habka uu u dhacay shirkii iyo waxa qaldamay. Waxaa ka mid ah ergooyinka shirka jaraa’id qabtay: Egn Maxamuud Maxamed Cali (Cadami) ,ENG. Axmed Maxamuud Xandule iyo Cawil Kaatun Waxaana ay ka warbixyeen shirkii Khaatumo 2 ee [...]
January 20 2012 | Posted in EFIS, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Wararka ka imanaya Magaalada Hargaysa waxay shir Labada Xisbi ee Udub iyo Ucid uu ka soo baxay Go’aan lagu gudoomiyey dagaal lagu qaado Magaalada Buuhoodle,iyo Meelo kale oo ka mid ah Gobalka Sool,Shirkan ka dhacay madaxtooyada Somaliland oo uu gudoominayey,Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,oo ah Madaxweynaha Maamulka SNM kana soo jeeda Beesha Habar jeclo gaar [...]
January 20 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Name the last nominee to the Supreme Court by a Democratic president who turned out to be a judicial conservative. Maybe Justice Byron White, appointed by John F. Kennedy, who dissented from Roe v. Wade, but one largely draws a blank. Ask the converse, and the list is long and disheartening. Republican appointees formed the [...]
January 20 2012 | Posted in World News | Sii Akhri »
Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa ku tilmaamay shirkii Taleex,in ay Afduubeen shakhsiyaad,wuxuuna qaadacay natiijada ka soo baxday shirkaas, wuxuu ku tilmaamay inuu Cali khaliif sameeyey Afduub, uuna digareeto ku magacaabay dad uu isagu watay,Xaglatoosiye oo BBC Laanta afSoomaaliga ee Burco warasyi siiyey waxaana waraysigaas qaaday Xuseen Jibriil xagar oo Reer qorilugud ah. Xaglatoosiye ayaa ka mid ahaa dadkii markii [...]
January 20 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Xisbiga Hiil-qaran ayaa ku eedeeyay dowladda KMG Soomaaliya inay fasaxday duqeymaha diyaaradaha laga leeyahay dalka Kenya ay ka gaystaan gobolada dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Xafiiska Xisbiga Hiil-qaran uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay duqeymaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Koofurta Soomaaliya oo ay la beegsanayaan dadka shacabka ah [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
At least two sensitive subjects were discussed during the meeting on November 27, between Djibouti President Ismail Omar Guelleh and his counterpart fromSomaliland. The President of Somaliland, Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, and hisDjibouticounterpart Ismaïl Omar Guelleh (IOG) agreed to disagree on two points at the outcome of their meeting, held on 27 [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
January 19, 2012 Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo- xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan muddo gaadhaysa 18 bilood, si looga baxo xaalada adag ee lagu jiro. iyadoo hadda loo dhaariyey xilkii qaar kamid ah. Waxaa si ku meel gaadh ah loogu doortay magaalada Taariikhiga [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo midnimada iyo xal u helida Soomaaliya, ayaa ka dhacaysa magaalada Ottawa ee wadanka Canada,xaflada waxaa soo qabanqaabiyey Jaaliyada Reer SSC ee Canada waxayna ku casuumeen dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool Canada Fadlan ka qayb-gala Xaflada Taageerada Khaatumo State of Somalia iyo guushii Shirka Khaatumo 2 ee Taleex.fadlan fur linkigan si’aad faahfaahinta xaflada [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Christine Pomatto Breezejmu.org Jan 18, 2012 Saadia Khan was innocently standing at a bus stop when a woman drove by and flipped her off. Khan, a fifth-year biology major, moved to the United States from Pakistan with her parents when she was 2 years old. But, there have been times where she felt [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
VOAWednesday, January 18, 2012The U.N. refugee agency reports that 33 unaccompanied children, mostly from East Africa, have left Tunisia’s Shousha refugee camp for resettlement in Norway. The children are among 90 who arrived unaccompanied from Libya during the conflict in 2011. UNHCR says some of the children were already without their parents when they arrived [...]
January 19 2012 | Posted in Wararka Somalia, World News | Sii Akhri »
Waxaa kulan isugu yimid Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Beesha Isaaq kullankaas oo ka dhacay Guriga Salaadiinta Beesha Reer Sh.Isxaaq oo Hargaysa ku yaala,waxay ka wada hadleen sidii Iskaashi Buuxa looga Yeelanlahaa Dagaalka Beesha Dhulbahante lagu hayo Siyaasiyiinta oo uu gudoominayo maxamed Duur Caraale oo ku magacaaban Wasiirka gudaha kana Soo jeeda Beesha Muuse Cabdalle ee Habaryoonis,shirkaas [...]
January 18 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Shir balaadhan oo ay isugu yimaaadeen Jaaliyada SSC ee Malaysia ayaa laga hadlay arimaha Colaada ka taagan deegaanada SSC ,jaaliyadu waxay Tacsiyad u direen dadkii qaraabadoodu ku dhinteen weerarkii gardarrada ahaa ee kooxda Siilaanyo ku soo qaaday magaalada Buuhoodle,Jaaliyadu waxay hambalyo u dirtay xoogaga iska caabinta ee Buuhoodle oo si Naftaa Hurid ah u difaacay [...]
January 18 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Hargeisa,ayaa wuxuu ugu baaqay maamulka somaliland joojinta dagaalada ay kula jirto dadka degaanka buuhoodle Faarax Macallin oo maanta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu horreyn faahfaahin ka bixiyey ujeeddada socdaalkiisa, waxaanu yidhi; “Anigu waxaan u socdaa wixii guud ee Soomaali oo dhan nabaddeeda iyo horumarkeedda sidii xal loogu [...]
January 18 2012 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »