Home » Maqaallo You are browsing entries filed in “Maqaallo”

MAQAAL: “Buurawadal, Buuhoodle ILaa Bali Cad ” Halgamaa ( Eng: Maxamuud Caydiid Dirir) Dhowaana Ka Soo Noqday Jiida hore ee Ciidamada aaga Nungaasha ee Dalyare

MAQAAL: “Buurawadal, Buuhoodle ILaa Bali Cad ” Halgamaa ( Eng: Maxamuud Caydiid Dirir) Dhowaana Ka Soo Noqday Jiida hore ee Ciidamada aaga Nungaasha ee Dalyare

Markii ay gebo gebo noqdeen shirarkii buuro wadal layskuna raacay magacaabida 21 khusuusi ah waxaa beelaha loo diray in ay keenaan xubnahaas lana dhaariyo, way maga cabaabeen dhamaan beeluhu xubnihii, hase yeeshee isku mar lama wada iman, arintaasi waxay keen tahay in xiisado kale bilowdeen iyada oo aan dadkii lawada dhaarin, hawshuna jiitanto. Hadii aynu [...]

August 8 2010 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »