Home » Wararka Somalia You are browsing entries filed in “Wararka Somalia”

Agaasimaha Horseed Media C/fataax Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay.

Agaasimaha Horseed Media C/fataax Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay.

September 4 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Jaaliyadda beesha Guuleed Garaad (Barkad) ee USA & Yurub ayaa si wayn u taageeray go’aamadii ka soo baxay shirkii beesha

Jaaliyadda beesha Guuleed Garaad (Barkad) ee USA & Yurub ayaa si wayn u taageeray go’aamadii ka soo baxay shirkii beesha

Jaaliyadda beesha Guuleed Garaad (Barkad) ee USA & Yurub ayaa si wayn u taageeray go’aamadii ka soo baxay shirkii beesha ugu soo gebagaboobay magaalada Xamar Lagu Xidh ee gobolka Cayn, Soomaliya. Waxay Jaaliyaddu hambalyo u diraysaa dhammaan qabanqaabiyeyaashii iyo ka qayb galayaashii shirka. Jaaliyad -du waxay hiil iyo hooba la garab taagan tahay meel marinta [...]

September 3 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

HOOGAAMIYE DIINEEDKA SHIIKH XASAN DAHIR AWAYS OO KAHADLAY XALADA MUQDISHO

HOOGAAMIYE DIINEEDKA SHIIKH XASAN DAHIR AWAYS OO KAHADLAY XALADA MUQDISHO

Xasan Daahir “ Xalka Dadka, Dalka iyo Diinta waxa uu ku jiraa Dagaal”   Muqdisho: Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda madaxwyne Shariif iyo ciidamada AMISOM maadaam sida uu sheegay danta dadka, dalka iyo diintu ay ku jirto dagaalkooda. Sheekh Xasan [...]

September 1 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD

GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD

GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD Go’aankii shirkii Nairobi, ka dib markii lala soo jibaaxay Gacanka Carabta iyo Afrikada Bari, waxaa la keenay gogol uu Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil u fidiyey Isimada SSC kana kooban 14 xubnood.  Fadhigii u horeeyey wuxuu ka dhacay Hol-Hol, halkaas oo looga qaxay colaad, waxaana loo guurey Buuro-Wadal.   Halku-dhegga (Agenda)shirku wuxuu [...]

August 31 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

DAWLADA TUKIGA OO MASJID JAMAC WEYN KADHISI DOONTA WASHINGTON

DAWLADA TUKIGA OO MASJID JAMAC WEYN KADHISI DOONTA  WASHINGTON

Xilli ay socoto agagaarka goobtii uu ka dhacay duullaankii 11/09/2001 ee magaalada New york ayaa dawladda Turkigu waddaa olole xooggan oo ay ku doonayso inay magaalada Washington kaga hirgaliso masjid jaamaca ugu weyn.   Sida uu sheegay bogga akhbaarta caalamka ee Turkigu dowladda Turkigu waxay toban sano ka hor ka iibsatay magaalada Washington dhul gaaraya [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

kuma ayaa badbaadinkara maamulka Puntland

kuma ayaa badbaadinkara maamulka Puntland

Waxaa maamulka puntland baryahan dambe ka socday falal amaandaro ah oo lagu beegsanayo dadka shacab ah ee wax ku oolka ah iyo xubno ka mid ah shaqaalaha dawlada puntland todobaadyadii la soo dhaafay waxaa jiray dagaalo aad u culus oo ay iskaga horyimaadeen ciidanka maamulka puntland iyo ciidan lagu magacaabo PIS oo si kaashanaya iyo [...]

August 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Dawlada fransiiska oo dad Europe u dhashay ka masaafurisay dalkeeda

Dawlada fransiiska oo dad Europe u dhashay ka masaafurisay dalkeeda

Waxaa dawlada fransiisku ay dalkeeda dib uga celisey dad farabadan oo u dhashay wadanka roomaniya, dadkaa oo ahaa dad yurubiyaan ah, una soo xoogsi tegey wadamada yurubta galebeed la oran jiey. Wadanka roomaaniya oo ah wadamada yurub ugu faqiirsan baa dadkiisu waxay u soo xoogsi tagaan wadamada midawga yurub, laakiin kalama kulmaan wadamada yurub soo [...]

August 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

BAAQ IYO DIGNIN KU SOCOTA BULSHADA SSC

BAAQ IYO DIGNIN KU SOCOTA BULSHADA SSC

WAXAA MAALMAHAN SOO SHAACBAXAYEY INUU GARAD JAMAC  GARAD CALI SOO MAGACABAY GUDI LOOGU YEEDHAY INAY HESHISIINAYAAN URURKA NSUM IYO HOGAANKII NAIROBI LAGUSOO DHISAY  INTA BADAN MAGACYADA GUDIDAN LAMA SHAACIN LAKIINSE WAXAA LASHEEGAYAA INUU KAMID YAHAY GARAD JAMAC GAARAD ISMAIL DUCALE OO ISGU AHAA ISINKII DHIGAY GOGOSHII LAGU GUULDAREYSTAYE BUURO WADAL IYO ANIGOO IXTIRAMAYA GARADKA IYO [...]

August 25 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Muqdisho:Faahfaahin kusaabsan Weerarkii Hotel Muna..(Warbixin

Muqdisho:Faahfaahin kusaabsan Weerarkii Hotel Muna..(Warbixin

Inta la ogyahay 37-Ruux ayey maraysaa Geerida dadkii maanta ku waxyeeloobay Weerarkii lagu qaaday Hotel Muna oo kuyaala agagaarka MAdaxtooyada Soomaaliya kaas oo ay geysteen labo nin oo aad u hubaysan islamarkaasna labiska Derayska Ciidamada dawlada Kumeel gaarka ah,Waxaana ay markii hore dagaalameen Ilaalada Hotelka iyagoo dabadeedna gudaha Hotelka ugalay.Wararkii udanbeeyey oo weerarkaas lagahelayo ayaa [...]

August 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

DAGAAL CULUS OO GALABTA KAQARXAY CASIMADA SOMALIA EE MUGDISHO

DAGAAL CULUS OO  GALABTA KAQARXAY CASIMADA SOMALIA EE MUGDISHO

   Waxaa galabta Casarliiqii Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ka qarxay Dagaaladii ugu cuslaa ee dhaca inta lagu gudo jiro Bishan barakaysan ee Ramadaan waxaana ay Dagaaladani ay dheceen kadib markii Ciidamada Alshabaab ay si culus u weerareen xaafado ay ciidamada dawladu maamulkeeda gacanta ku hayaan.Xaafado ay Wardhiigley,Hodan Howlwadaag & Boondheere [...]

August 23 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »