Bartamaha (Lonodon):- Waxaa si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda cagta dalka Soomaaliya. Xaflad qurux badan oo si heer sare ah looga soo shaqeeyay una xiriirinayay macalin John ayaa lagu daah furey koobkan furitaankiisa oo ay ka soo qayb [...]
Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Mo Farah oo billad dahab ah hantiyay
Dalka Britain waxaa marki ugu horreysay taarikhdiisa uu ku guleystay orodka tobanka kun ee mitir tartamada ciyaaraha fudud ee qaaradda Yurub. Guushaas waxaa u soo hooyey, Maxamed Faarax, wiil Soomaaliyeed oo heysta dhalashada Britain, oo ku guleystay billadda dahabka orodka tobanka kun ee mitir ee ka dhacay magaalada Barcelona dalka Spain, halkaasi oo ey ka [...]